Muqdisho (SONNA): Wargelin ka soo baxday wasaaradda Dekadaha iyo gaadiidka badda dowladda FS ayaa lagu ogaysiiyey rugta ganacsiga Soomaaliyeed, laamaha amniga, wasaaradda maaliyadda iyo hayโadaha kale ee ay quseyso inaan Dekadda Muqdisho laga soo dejin karin bacda halka mar la isticmaalo, iyadoo la adkaynayo go’aanka wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada.