Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo colaadah qabaalika
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo colaadah qabaalika
GudahaWararka

Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo colaadah qabaalika

By shiine Shiine
Last updated: November 2, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):-Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday gobollada Shabeellada dhexe, Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug.

“Waxaan rabaa in aan baaq u diro dadka walaalaha ah ee dilalka foosha xun ee ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee ahaa fal aad u xun oo aan ku wanaagsaneyn islaanimadda, Ehelnimadda iyo dadnimadda Soomaaliyeed intabaa, waana fal ka soo horjeeda in dad birimageedyo ah oo ganacsanaya oo goobtoodii jooga in la dilo oo loo beegsado aarsi Qabiil iyo waxa la mid ah, arrintaas oo ahayd mid fajac ku noqtay shacabka, waxaan ugu baaqayaa in arrimahaas oo kale aysan dib ugu soo noqon dalka oo dhan.โ€waxaa sidaa yiri Fiqi.

Dhanka kale Axmed Macallin Fiqi ayaa baaq nabadeed u jeediyay colaadaha ka soo cusboonaday deegaanka Xanaan buuro iyo deegaanno hoostaga gobolka Mudug, waxa uu sheegay in loo baahanyahay in laga baaqsado colaadaha, sidoo kale waxaa u baaq u diray in ay ka hortagaan oo ay ku baxaan dadka waxgaradka ah, Odayaasha dhaqanka, maamulka iyo hay’addaha amniga si xal looga gaaro dirirta ku soo noqnoqtay deegaanadaas.

Wasiir Fiqi oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri, ”waxaad mooda in wajiga labaad ee dagaalka marka u bilaabanayo oo ay ciidamada qalabka sida ay furimaha ku dhaw yihiin ay bilowdaan isku dhacyo soo noqnoqnaya oo aad moodo in ay qorshaysan yihiin in ay maalmahaan danbe soo cusboonadeen, marwalba oo Khawaarijta xaalad cariiri ah gasho beelo iyo in badan oo dadka ka mid ah ay isku xirayaan arintaas waxaa ay ku biyo shubanayaan in Khawaarijtu ay maalgalinayso, marka waxa aan leeyahay midabkasta oo ay Khawaarijta leedahay waa loo jeeda, waxa aan lee yahay Laamaha amniga oo ay faran yihiin, in ay amniga iyo xasilloonida ay soo celiyaan, falalka Khawaajirta loogu adeegay oo loogu hiilinayo oo ay maleeshiyadka qabaaโ€™ilka ku marmarsiyoonayaan colaada beelah ee dhacay balse aysan taasi sax ahayn oo ay soo qadanayaan midabka beesha waa in arrintaas gacan bir ah lagu qabto, ciidamaddana ay feejignaadan inta laga saarayo Khawaarijta dalka oo ay howlgalka u socdo.”

Waxaa u hadalkiisa ku soo gabagabeyay in dowladda Soomaaliya ay u aqoonsanaan doonto colaad danbe oo beeleed,inta u socdo howlgalka ka dhanka ah xoreynta deegaanada Khawaarijta ay ku harsan yiihiin in ay yihiin falal ay ka danbeeyaan Khawaarijta,Maamullada Galmudug, Puntlanda iyo Hirshabeelle ayuu ugu baaqay in ay tallaabo degdeg ah oo lagu heeshiisiinayo dadka walaalaha ay qaadan,dowladd Soomaaliya waxa ay diyaar u tahy gacan kasta oo lagu joojin karo colaadaha.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Waa bilowga xisaabtanka wanaag & xumaan (WARBIXIN)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose oo Khawaarijta jab xooggan…

GudahaMaqaallada
September 12, 2023

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la kulmay maamulaayasha xarumaha xanaannada carruurta โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Kulan Isbarasho iyo xog is waydaarsi ah oo uu soo diyaariyay Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir, Qeybta Waxbarashada Caruurta ee…

GudahaWararka
October 21, 2021

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shirka Qaramada Midoobay ee dalalka soo koraya

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Qaramada Midoobay ee dalalka soo koroya…

GudahaWararka
March 5, 2023

Howl-wadeenada Wasaaradda Shaqada XFS oo loo furay Tababar aqoon kororsi ah

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Xaaji Xuseen ayaa xarunta Wasaaradda ka daahfurtay tababar…

Wararka
November 24, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023