Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Agaasimaha Hay’adda NISA oo ka qeyb galay shirka Sirdoonka Dalalka Carabta
    February 7, 2026
    Horjoogayaashii Khawaarijta ee ku naaxay Baadda Shacabka oo la soo afjaray
    February 7, 2026
    AKHRISO: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka
    February 7, 2026
    ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐ ๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐›๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐ฒ
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shir ka dhacay Dooxa
    February 7, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Waa Masโ€™uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dowladda oo xoojineyso qorshaha ka hortaga fatahaada Balaweyne +Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Dowladda oo xoojineyso qorshaha ka hortaga fatahaada Balaweyne +Sawirro
Wararka

Dowladda oo xoojineyso qorshaha ka hortaga fatahaada Balaweyne +Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 7, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Boostada isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan oo goor dhaw la hadlay hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliyeed ay wado dadaalo looga hortago fatahaad uu sameeyo wabiga shabeelle e Magaalada Baladweyne .

โ€œWaxaa goordhaw ย Garoonka diyaardaha aadan Cade ย ee Magaalada Muqdisho ka amba baxay diyaarad siday saambaagyadda loogu talagalay in loo adeegsado ka hortaga fatahaada wabiga shabeelle ee magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraanโ€ sidaas ayuu yir Wasiir Boostada Eng.Cabdi Canshuur Xasan.

Labo maalmood ka hor ayay aheyd ka markii wafdi balaaran ee uu horkacayay wasiirka Boostada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay kormeer qiimeyn ah oo lagu ogaanayo xaaladihii ugu dambeeyay ee fatahaada wabiga shabeele ay ku tageen Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Buslhada Magaalada Baladweyne ayaa cabsi xooga soo wajahday markii uu qeybo ka ka mid ah Magaalada uu Fatahaad uu sameeyay wabiga shabeelle waxaan jira dadaalo ay iska kaashayaan Maamulka Gobolka Hiiran iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ee ku aadan sidii looga hartagi lahaa qasaaro ka dhasha Fatahaad iuu sameeyay wabiga iyadoo la ogyahay qasaarihii uu geystay sanadki tagay .

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Agaasimaha Hay’adda NISA oo ka qeyb galay shirka Sirdoonka Dalalka Carabta

Baqdaad,(SONNA):- Agaasimaha Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qaybgalay…

February 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Saraakiil ka tirsan dowladda oo guddoomay abaalmarin loogu talagalay shaqo wanaagga

Muqdisho(SONNA):-Masโ€™uuliyiin sare oo ugu horeeyo Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane Gen. Abdullaahi Sh. Ismail Fartaag, Agaasimaha Guud ee HSJ, Mudane…

GudahaWararka
December 19, 2025

kulan ku saabsan is-waafajinta adeegyada hayโ€™adaha socdaalka iyo NIRA oo lagu qabtay muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka qabsoomay kulan muhiim ah oo u dhexeeyay Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed iyo Hayโ€™adda Aqoonsiga…

GudahaWararka
August 6, 2025

Dowladda Tรผrkiye oo si kulul u cambaareysay weerarkii ka dhacay xerada Jeneraal Gordan

Ankara (SONNA):- Dowladda Tรผrkiye ayaa si kulul u cambaareysay falkii Argagixiso ee shalay lagu beegsaday xerada Jeneraal Gordon ee magaalada…

GudahaWararka
February 11, 2024

Heegan oo guul ka gaartay Kooxda Jazeero kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League

ย Muqdisho(SONNA)-Kooxda kubadda cagta ee Heegan ayaa galabta guul ka gaartay naadiga Jazeero Sports Club, Kadib markii ay kaga adkaatay 2-1,…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023