Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dowladda oo markale ka digtay in la qabto isu imaad dadweyne
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Dowladda oo markale ka digtay in la qabto isu imaad dadweyne
Wararka

Dowladda oo markale ka digtay in la qabto isu imaad dadweyne

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 23, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dowladda ay markale ka digeyso in la qabto isu soo bax dadweyne, maadamaa uu dalku wajahayo xaalado cusub oo cudurka COVID-19 ah.

Wasiirka oo suxufiyiinta kula hadlayay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa sheegay in dowladda aysan ogolaan doonin in la qabto isu soo bax dadweyne, isla markaana ay dowladda soo jeedineyso in la yareeyo isu imaatanka dadweynaha, maadaama COVID-19 uu markale soo labo kacleeyay, isagoo intaa ku daray shirka Golaha Wasiirada lagu qabto qaab online ah.

โ€œQatarta caafimaad ee dalka ka jirta waad ka warqabtaan, maalin kasta waad maqleysaan qeylada ambalaasta, taasi waxa ay nagu sii adkeyneysaa in la sii yareeyo isu imaatanka, in la sii yareeyo waxkasta oo dadku isu keeni kara, si qatarta caafimaadka ay u yaraatoโ€ ayuu yiri Wasiirka amniga.

Mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa xusay in sidoo kale dhagarqabayaashu ay bilaabeen inay carqaladeeyaan amniga, oo ay tuuraan jaakad laga soo buuxiyay walxaha qarxa, isagoo xusay in ciidamada amniga ay gacanta ku soo dhigeen.

โ€œMasโ€™uuliyad ayaa naga saran bulshada oo ma dhihi karno meel ha isugu timaado, sida waalidka uu uga wal walo carruurtiisa ayaa anagana uga wal waleynaa in bulshada ay waxyeelo soo gaarto, banaan bax nuuc kasta ha noqdo, waa mamnuuc dowladda ma ogola, mana ogolaan doontoโ€ ayuu hadalkiisa ku daray Wasiirka amniga.

Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa hoosta ka xariiqay in Xukuumadda Soomaaliya ay markasta diyaar u tahay inay wada hadal la qaadato cidkasta oo qabta tabasho, si xal looga gaaro tabashadooda.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliska Booliska Gobolka Mudug oo Bulshada ugu baaqay in ay kala shaqeeyaan nabadda

Gaalkacyo-(SONNA)-Taliyaha qeybta Booliiska Fadaraalka Gobalka Mudug,G/sare; Maxamed Nuur Cali Gadaar, ayaa faah-faahin ka bixiyay xaaladda amni iyo halka ay marayaan…

Wararka
February 7, 2020

Wasaaradda Arrimaha Dibada XFS oo u Magacowday Maxamed Cabdiraxmaan Cumarย Xoghayaha Koowaad ee Ergayga Soomaaliya New york.

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xoghayaha Koowaad ee Ergayga Soomaaliya New york…

Wararka
November 4, 2019

Wasiir Xasan Xuseen โ€™โ€™Dhoofinta Xoolaha Nool waxaa nooga faaโ€™iido badan Mashruuca Dhoofinta Hilibka, Maal-maha soo socda ayuuna si rasmi ah u furmayaa Dhoofintiisaโ€™โ€™.

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay),oo u waramay Warbaahinta Qaranka…

Wararka
June 26, 2023

Ciidamada Dowladda oo howlgal ka sameeyay deegaanno dhaca duleedka Muqdisho

Ciidamada Dowladda ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaano lagu tuhmaayey kooxaha khawaariijta oo isku xira gobolada Banaadir,Sh/Hoose iyo Sh/Dhexe. Howlgalkaasi…

Gudaha
July 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023