Muqdisho(SONNA) Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka ku war-gelinaysaa in fatahaadihii Webiyada Jubba iyo Shabeelle oo hoos u dhac ku yimid, hadii roobab yimaadana weli cabsida fatahadaha meelaha qaar wey jirtaa.
Halkan hoose ka akhriso: warsaxaafadeedka ay xaaladihii ugu dambeeyey ee fatahaadaha ay ka soo saartay Dowladda Soomaaliya