Muqdisho-(SONNA)-War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ku simaha wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya ahna wasiirka ku xigeenka wasaarada ayaa lagu sheegay in Cabdiwaxiid Khaliif Axmed oo ku magacdheer (Ciise Tarabuun) la sii daayay kadib markii uu xukunkiisa dhameystay โsida uu sharcigu qaboโ.