Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Federaaalka Xasan Xundubey Jimcaale oo ka warbixinaya shirkii Ra’iisul Wasaaraha iyo Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay,”IN DOORASHADA DALKA MEELO KALE LAGA CARQALADAYNAYO SHACABKA SOOMAALIYEEDNA ARINTAASI AY OGYIHIIN”
Wasiirku waxaa intaas ku daray Siyaasadu inay ubaahan tahay samir, sal adayg iyo isu dulqaadasho. ee aysan ahayn wax habeen inta laysku yimaado sidaas lagu dhamayn karo.