Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
    Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey shirka hoggaanada Booliiska
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Digniin laga soo saaray Fatahaad laga cabsi qabo inuu sameeyo Wabiga Shabeelle
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Digniin laga soo saaray Fatahaad laga cabsi qabo inuu sameeyo Wabiga Shabeelle
GudahaWararka

Digniin laga soo saaray Fatahaad laga cabsi qabo inuu sameeyo Wabiga Shabeelle

By Dahir Aadan Cali
Last updated: April 1, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Dhowrkii sano ee la soo dhaafay markasta uu biyo keenno wabiga Shabeelle waxa uu watay faaโ€™ido iyo khasaaro intaba, haba ugu badnaatee khasaaraha uu geysanayay, taas oo ah khasaare dhimasho iyo burbur guryo dad badanna ay ka barakaceen hooygooda.

Hadda wal wal xooggan ayaa laga qabaa inuu fatahaad sameeyo wabiga, maamulka Hirshabeelle ayaa digniin ka soo saaray fatahaado laga cabsi qabo inuu sameeyo wabiga.

Wasiir ku-xigeennada wasaaraddaha maaliyadda iyo warfaafinta maamulka Hirshabeelle ayaa shacabka ka codsaday in ay ka qeyb qataan dayactirka iyo caratuur lagu sameynayo wabiga si looga gaashaanto inuu fataho wabiga.

Sidoo kale, Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Beeraha iyo waraabka maamulka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim (Daqare) ayaa ka digay khataraha ka imaan kara wabiga Shabeelle.

โ€œ Waxaan halkan baaq ugu diraa dadka deggan wabiga labadiisa dhinac in ay ka feejignaadaan qatarta uu keeni karo wabigaas, waxaan ku talineynaa meelaha doonka ah ee aan biyaha gaareyn in la dego, โ€œ ayuu yiri wasiir Daqare.

Wasiirka ayaa sidoo kale, shacabka ka dalbaday in ay maamulka la soo socodsiiyaan meelaha suurtgalka ay tahay inuu wabiga ka jabsado ama u baahan in la caratuur si looga hortago fatahaad uu geysto wabiga oo hadda biyo badan keennay.

Jowhar oo caan ku ahaa dhul beereed aad u badan oo wax soosaarkooda uu gaaro gobollada dhexe iyo bariga Soomaaliya ayaa fataahaadda saameynteeda shacabka beeralleyda si ay uga foojignaadaan waxaa loo soo jeedinayaa iney taxaddar muujiyaan had iyo jeerna ay la socdaan biyaha wabiga halka ay marayaan.

Sanadkii 2021, ayay ahayd markii fatahaad uu sameeyay webiga Shabeelle ay ku baaba’een beero badan oo ku yaallay Jowhar iyo deegaanno kale oo webiga ku hareereysan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wafdi ka socda dowladda Federaalka oo gaaray degmada Hobyo

Hobyo-(SONNA)-Wafdi ka kooban Wasiirro, Xildhibaanno ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka JFS ,Ganacsato iyo mas'uuliyiin kale ayaa waxaa afaafka degmo xeebeedka Hobyo…

GudahaWararka
September 20, 2023

๐—ฅ/๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyeeyay geeridda naxdinta leh ee ku timid Dr. Maxamed…

Gudaha
February 28, 2025

Qaramada Midoobay oo ka walaacsan goโ€™aanka Itoobiya ee lagu ceyriyay 7-sarkaal

Dowladda Itoobiya ayaa amar ku bixisay in dalka laga saaro toddobo sarkaal oo oo ka tirsan Qaramada Midoobay,sidda lagu sheegay…

Caalamka
January 7, 2023

Wasiir Daaโ€™uud Aways oo guddoomiyey isku dubbaridka warbaahinta Qaranka iyo xiriirka bulshada

Muqdisho (SONNA): Shirka guddiga isku dubbaridka warbaahinta Qaranka iyo Xiriirka Bulshada ee heer Wasiir ayaa maanta ka dhacay Xafiiska Raโ€™iisul…

GudahaWararka
May 27, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023