Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dhinacyada ku dagaalamaya Libya oo gaaray heshiis xabad joojin ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Dhinacyada ku dagaalamaya Libya oo gaaray heshiis xabad joojin ah
CaalamkaWararka

Dhinacyada ku dagaalamaya Libya oo gaaray heshiis xabad joojin ah

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 23, 2020
2 Min Read
Share

Geveva (SONNA)-Dhinacyada ku dagaalamaya wadanka Libya ayaa heshiis nabadeed ku gaaray dalka Switzerland, ka dib wada-xaajoood ay halkaasi ku yeesheen.

Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay uqaabilsan arimaha Libya Stephanie Turcos Williams ayaa maanta oo jimca ah sheegay in natiijo fiican laga gaaray wada-xaajoodkii ay wafdiyada matalaya kooxaha ku dagaalamaya Libya ay ku yeesheen Geneva, ayna saxiixeen heshiis xabad joojin oo ka hirgalaya dhammaan aagagga dagaalka.

Turcos Williams oo madax ka ah Hawlgalka Taageerada Qaramada Midoobay ee Liibiya (UNSMIL), ayaa sheegtay in war fiican uu u soo yeeray shacabka Libya, kaas oo ah in xabad joojin lagu heshiiyey, balse ay dhinacyada masโ€™uuliyad wayn ay ka saarantahay inay heshiiska dhaqangaliyaan.

Shir jaraaโ€™id oo uu ergaygu ku qabtay Geneva ayuu ku sheegay in gudiga sare ee ka socday dawladda caalamku aqoonsanyahay ee Libya iyo saraakiisha matalaysay General Xaftaar oo maamula qaybo ka mid ah galbeedka dalka Libya ay gaareen heshiis xabad joojin, iyo oo wadada u xaari doona kulamo nabadeed oo dalka Tunesia lagu qaban doono bisha soo socota.

Colaadda dalka Libya ayaa haatan 10-sano jirsatay, waxaana mudadaasi ka dhashay burbur lixaad leh oo soo gaaray kaabayaashii dhaqaalaha dalkaas, dhaawac iyo dhimasho badan oo soo gaaraydad rayid ah iyo baraca kumanaan ka mid ah shacabka dlakaasi ka tirsan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan khawaarijta oo lagu qabtay dagaalkii Bariire

Muqdisho(SONNA);-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee dhawaan gacanta ku dhigay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa soo bandhigay horjooge iyo…

GudahaWararka
August 10, 2025

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay kulan…

GudahaWararka
June 16, 2021

Wasiirka Warfaafinta oo hambalyo u diray macallimiinta Soomaaliyeed

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa hambalyo diirran oo ku aaddan xuska 21-ka Novembar u…

GudahaWararka
November 21, 2023

Ciidanka Xoogga oo la wareegay deegaanka Qudus ee Jubbada Hoose

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Jubbaland oo saakay xili hore la wareegay deegaanka Qudus ee gobolka Jubbada Hoose, hallkaas…

GudahaWararka
October 13, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023