Dowladda Soomaaliya waxay mas’uuliyad ka saaran tahay amniga iyo bedqabta muwaadiniinta,si loo fuliyo xukuumadda Federaalka waxay hore u meel marisay qaraaro caddeynaya baratakoolada iyo habraacyada lagu sugayo amniga garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde iyo guud ahaan caasimadda, taas oo suurtagelisay amniga iyo nabadda lagu noolaanayo.
Halkan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka Wasaaradda amniga gudaha XFS:-
