Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: DF oo qabatay kulanka dib-u-eegista mashaariicda uu maalgeliyo xafiiska deeqaha iyo horumarinta ee Jarmalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > DF oo qabatay kulanka dib-u-eegista mashaariicda uu maalgeliyo xafiiska deeqaha iyo horumarinta ee Jarmalka
GudahaWararka

DF oo qabatay kulanka dib-u-eegista mashaariicda uu maalgeliyo xafiiska deeqaha iyo horumarinta ee Jarmalka

By Dahir Aadan Cali
Last updated: January 19, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulankii labaad ee dib-u-eegista mashaariicda ay maalgeliso Dowladda Jarmalka, oo ay fuliyaan KfW Development Bank iyo GIZ.

Kulankan oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa waxaa si wadajir ah u furay Agaasimaha Waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda, Mudane Maxamuud Siciid Nuur, iyo Agaasimaha Waaxda Iskuduwidda Deeqaha, Mudane Cabdifataax Cismaan Xasan (Gaandi).

Shirka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta heerka fulinta iyo saameynta mashaariicda socda, iyadoo la isla falanqeeyay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta u dhaxeysa dowladda iyo hayโ€™adaha caalamiga ah. Waxaa sidoo kale xoogga la saaray in la hormariyo hufnaanta, isla xisaabtanka, iyo tayada mashaariicda mudnaanta leh.

Kulanka waxaa ka soo qayb galay agaasimiyaal iyo masโ€™uuliyiin ka socda Wasaaradaha Federaalka iyo hayโ€™adaha maxalliga ah ee dalka. Masโ€™uuliyiinta ayaa soo bandhigay warbixino ku saabsan waxqabadka mashaariicda socda iyo fursadaha lagu xoojin karo habka fulinta.

Ugu dambeyn, ka qayb-galayaasha ayaa bogaadiyay dadaalka Wasaaradda Qorsheynta ku bixiso hubinta tayada mashaariicda dalka laga fuliyo iyo dhiirrigelinta isla xisaabtanka hayโ€™adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya Soomaaliya.

Dowladda Jarmalka waxay ka mid tahay saaxiibada muhiimka ah ee Soomaaliya, iyadoo taageero joogto ah ku bixisa dhismaha hayโ€™adaha dowliga ah iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay wafdi ka socday hayโ€™adda UNDP

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareeynta Masiibooyinka Somaaliyeed Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Xarunta dhexe ee hayโ€™adda SoDMA kula kulmay wafdi ka socday…

GudahaWararka
May 22, 2025

Ciidanka Kenya oo dilay 60 ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab

Ciidamada Kenya ayaa deegaanka u dhaxeeya Lamu iyo Tana ย River ku dilay In ka badan 60 qof oo looga shakisan…

Gudaha
August 2, 2023

Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha oo ka shiraya qiimaynta hawlqabadka wasaaradahay+Sawirro

Muqdisho (SONNA)- Wasaaraddaย  qorsheynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda federaalka Soomaaliyaย  ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulanka Agaasimayaasha guud…

Wararka
January 10, 2021

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka dalka Sweden

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden u…

GudahaWararka
October 18, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023