Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: DEG DEG: Kooxda Horseed oo markeedii lixaad ku guuleysatay Koobka General Daa’uud.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > DEG DEG: Kooxda Horseed oo markeedii lixaad ku guuleysatay Koobka General Daa’uud.
CiyaarahaGudaha

DEG DEG: Kooxda Horseed oo markeedii lixaad ku guuleysatay Koobka General Daa’uud.

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)- Kooxaha Horseed iyo Muqdisho City Club ayaa galabta ku ballansan garoonka Eng Yariisow ciyaarta final-ka koobka xiisaha badan ee General Daa’uud.

Kooxaha Muqdisho City Club iyo Horseed ayaa ku coltami doona cooska mac-malka ee yaala garoonka Eng Yariisow, iyagoo dheeshan midba midka kale ay u tahay ciyaar wayn, Horseed ayaa ku rajo wayn inay ka aar-gudato wiilasha Muqdisho City Club oo sanadkii hore ka qaaday koobkan, halka Muqdisho City Club ay u dagaalami doonto inay difaacato koobkan, si sanadkii labaad oo xiriir ah ay qaado.

Haddaba waxaa jira xiddigo galabta taariikh sameyn kara kuwaasoo tiro dhowr jeer gaaray final-ka koobka General Daa’uud kuna guuleystay koobkan in ka badan labo jeer.

Xiddigaha kala ah Maxamuud Cabdi Nuur (Mayman) iyo Xasan Cabdi Nuur Geesey (Xasaasi) oo u ciyaaran kooxda Horseed ayaa isha lagu hayaa taariikhda ay galabta ka samayn karaan final-ka Koobka General Daa’uud.

Maxamuud Cabdi Nuur (Mayman) ayaa markii shanaad gaaray final-ka koobka General Daa’uud isagoo koobkan ku guuleystay saddex jeer oo la qaaday kooxaha kala ah Elman oo hal jeer ah iyo Jeenyo oo labo jeer uu la hantay, sidoo kale hal final waa laga qaaday isagoo matalayey kooxda Horseed, halka galabta uu dheelayo final-kii shanaad, haddii uu ku guuleystana waxa uu u noqon doona midkiisii afaraad oo ku guuleysto xirfaddiisa kubadda cagta.

Ciyaaryahan Mayman wuxuu ka mid yahay xiddigaha ugu wanaagsan ee ka dheela horyaalka Somali Premier League si la mid ah waxaa lagu tiriyaa xiddigaha ugu xawaaraha badan ee jooga dalka.

Sidoo kale Ciyaaryahan Xasan Cabdi Nuur Geesey (Xasaasi) ayaa ka soo muuqday final-ka Koobka General Daa’uud tiro afar jeer ah, isagoo hantay 2-ka mid ah, waana xilligii uu joogay kooxda Jeenyo, sido kale hal koobka General Daa’uud waa laga qaaday waana final-kii sanadkii la soo dhaafay ay kooxdiisa Horseed laga faramarooqday, halka uu galabta dheelayo final-kiisii afaraad ee Koobka General Daa’uud.

Xasaasi waa nooc ciyaaryahan oo ka dagaalama khadka dhexe, isagoo la la meel dhigo xiddiga reer France ee Paul Pogba, marka loo eego sida uu kubadda u maamulayo iyo sida uu xariifka ugu yahay kubbadaha laadabka xorta ah.

Labadan ciyaartoy ayaa hore ugu soo ciyaaray kooxda Jeenyo, halka sidoo kale iminka ay matalaan kooxda Horseed, galabtana ay raban midba midka kale in uu riyadiisa u rumeeyo oo ku aaddan final-ka Koobka General Daa’uud.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kullan la yeeshay madaxa istiraatiijiyada warbaahinta ee UNSOM+sawirro

Muqdisho- (SONNA)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay madaxa istiraatiijiyada…

GudahaWararka
November 16, 2020

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo gaaray Magaalada Baydhabo

Muqdisho(SONNA);-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba,…

GudahaWararka
July 21, 2025

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si diirran loogu soo dhaweeyey Magaalada Kismaayo

Muqdisho(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, halkaas…

GudahaWararka
November 26, 2023

Wasiirka Dastuurka oo soo xiray kulan ku saabsanaa maqaamka Caasimadda

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS, mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa soo xiray Kulan howleedka maqaamka caasimadda…

GudahaWararka
July 23, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023