Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dowladda Soomaaliya oo xoogga saareysa maareynta iyo ka hortagga masiibooyinka ka jira dalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Dowladda Soomaaliya oo xoogga saareysa maareynta iyo ka hortagga masiibooyinka ka jira dalka
Wararka

Dowladda Soomaaliya oo xoogga saareysa maareynta iyo ka hortagga masiibooyinka ka jira dalka

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 4, 2020
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Sii hayaha wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda soomaaliya ay xoogga saari doonto yareynta qataraha musiibooyinka ku yeeshaan dalka.

Wasiirka oo ka qeyb galay shir gaar ah oo uu guddoomiyay sii hayaha ra’iisal wasaaraha dalka
ayaa hoosta ka xarriiqay in iyadoo laga jawaabayo baahiyaha jira hadana ay qasab tahay in
xoogga la saaro in la sameeyo hab-dhismeedyada muhiimka ah ee ka qeyb qaata maareynta iyo
ka hortagga musiibooyinka.

Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in kulanka ka dhacay xafiiska sii hayaha uu ku soo aaday waqti
muhiim ah marka la eego cabsiyada fatahaado ee ka jira meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya.

Mudane Xamsa Saciid Xamsa ayaa tilmaamay in wadashaqeyn dhaxmarta dhammaan hey’adaha
Dowladda ay wax weyn ka tarayso wax ka qabashada xaaladaha uu dadka masuulka ka yahay
iyo kuwa dabiiciga ahba.

“Musiibooyinka ayaa ka mid ah waxyaabaha sii xoojiya faqriga iyo caqabadaha ku hor-gudban
horumar taabba gala oo ay bulshooyinka ay sameeyaan, qiyaasaha oo dhan waxey tusinayaan in
qasaaraha naf iyo hanti oo ay musiibooyinka geystaan ay aad u badanyihiin.” Ayuu yiri Sii hayaha Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS.

Wasiirka ayaa hadalkiisa ku daray in saameynta bulsho oo ay musiibooyinka geystaan gaar
ahaanna ay ku yeeshaan dadka taagta daran ay sii murjineyso xaaladda nololeed ee dadkaas iyo
siddi ay uga kori lahaayeen faqriga, isaggoo  tilmaamay in loo baahanyahay
shacab iyo dowladba loo howlgalo siddii loo diyaarin lahaa loona qaadi lahaa tallaabooyinka
muhiimka ah ee looga hortagi karo halisyada ka hor inta aanay dhibaato gaarsiin dadka meel ay
adagtahay in laga soo noqdo.

Sii hayaha Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS ayaa waxa uu sheegay in ka wasaarad ahaan ay diyaariyeen qorshayaasha iyo siyaasado muhiim ah oo ay ka mid tahay siyaasadda qaran ee maareynta musiibooyinka oo muhiim ah maareynta iyo kahortagga halisyada dhaca, waxaana uu  tilmaamay in Wasaaraddu sameysay kaabayaasha muhiimka ah ee loo
adeegsado sii ogaashaha halisyada si looga jawaabo ka hor inta aanay musiibo isu badalin.

Ugu dambeyn Wasiirka ayaa carrabka ku xoojiyay in ka wasaarad ahaan xoojinayaan isu-
duwista iyo qaban qaabinta dadaallada kala geddisan oo ay wadaan dhinacyo badan sida
dowladda, hey’adaha UN-ta, ganacsatada iyo ururada aan dowliga ahayn ee ka shaqeeya
gargaarka.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kulan Isboorti oo Lagu Xasuusanaayey  Eng Yariisow oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho.(SONNA)...Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay kulan Isboorti oo loogu duceynayay Allaha…

Wararka
August 2, 2020

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo kormeer ugu tagay dadka ay daadadku saameeyeen ee Baydhabo ku sugan

Muqdisho (SONNA): Raiisul wasaare ku xigeenka xukuumadda JFS mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo…

GudahaWararka
November 14, 2023

Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeer shaqo ku tagay wasaaradda Haweenka

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqal…

GudahaWararka
January 21, 2024

Doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Jowhar

Muqdisho(SONNA)-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee hirshabeelle ayaa Maanta waxaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ku qabteen…

GudahaWararka
February 7, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023