Muqdisho (SONNA)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareyneysay falkii waxashnimada lahaa ee argagaxisadu ay caawa ku bartilmaamadsadeenย shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan oo ku qaxweynayey maqaayad ku dhaw isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.
Ugu yaraan 6ย muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay weerarkaasi halka 8 kalana ay ku dhaawacmeen sida uu xaqiijyay taliska ย Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.