Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Danjire Kullane” Waxaa naga go’an in aan sii wadno doorka muhiimka ah ee dib-u-heshiisiinta ku leedahay iskaashiga caalamiga ah,’’
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Danjire Kullane” Waxaa naga go’an in aan sii wadno doorka muhiimka ah ee dib-u-heshiisiinta ku leedahay iskaashiga caalamiga ah,’’
GudahaWararka

Danjire Kullane” Waxaa naga go’an in aan sii wadno doorka muhiimka ah ee dib-u-heshiisiinta ku leedahay iskaashiga caalamiga ah,’’

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 12, 2024
2 Min Read
Share

Beijing,(SONNA):- Safiirka Soomaaliiya ee dalka Shiinaha Amb: Cawaale Cali Kullane ayaa ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka kulan muhiim ah oo ku saabsan ‘’ Aqoon-kororsi” kaas oo ka qabsoomay magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha.

Kulanka oo ay soo qaban-qaabisay wasaaradda arrimaha dibadda ee shiinaha waxaa ka soo qeyb galay kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Miao Deyu, waxaanna munaasabadda khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay Danjire Kullane, isagoo ku dheeraaday ahmiyadda ay leedahay is-beddelka dhinacyada badan leh ee maanta dunida ka socda.

Sidoo kale, Danjiraha ayaa ku nuux nuuxsaday doorka muhiimka ah ee wada-shaqeynta iyo wax ka qabashada caqabadaha caalamka iyo kobcinta iskaashiga caalamiga ah. Wuxuuna ku ammaanay Dowladda Shiinaha sida markasta ay diyaar ugu tahay garabka istaaga Soomaaliya.

‘’ Shiinaha sida ay uga go’an tahay in ay nala wadaagaan khibradooda iyo aragtidooda waa mid aad u qiimo badan, haddaan nahay Soomaaliya waxaan si qoto dheer uga mahadcelineynaa iskaashiga wanaagsan, waxaanna naga go’an inaan sii wadno doorka muhiimka ah ee dib-u-heshiisiinta ku leedahay iskaashiga caalamiga ah,’’ ayuu yiri Danijire Kullane.

Danjire Kullane ayaa yiri, “Shiinaha sida ay uga go’an tahay in ay la wadaagaan khibradahooda iyo aragtidooda waxay ahayd mid aad u qiimo badan, haddaan nahay Soomaaliya waxaan si qoto dheer uga mahadcelineynaa  iskaashiga wanaagsan, waxaana naga go’an inaan sii wadno doorka muhiimka ah ee dib-u-heshiisiinta ku leedahay, iskaashiga caalamiga ah.”

Sidoo kale, Safiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay in ay Soomaaliya fahamsan tahay caqabadaha ka jira caalamka,islamarkaana ay Soomaaliya aqoonsan tahay noocyada kala duwan ee xeerarka caalamiga ah una heelan tahay in ay si macno leh uga qeyb qaadato nabadda iyo xasilloonida caalamka.

Munaasabadan oo ay ka soo qeyb galeen wakiilo ka kala socday dalal kala duwan iyo hay’ado caalami ah ayaa lagu soo gebagabeeyey aragti isweydaarsi looga gol lahaa in kor loogu qaado iskaashiga iyo isfahamka caalamka. Wuxuuna Danjiraha muujiyay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay in ay si firfircoon uga qayb-gasho fagaarayaasha caalamka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jadwalka doorashada Guddoonka iyo hoggaanka Dowlad Gobolleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shuhaddadii ku shahiiday musiibadii ka dhacday Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar 24 July 2019 oo kulan duco ah loo sameeyay “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo mas’uuliyiin kale ayaa xarunta Mu’asasada…

GudahaWararka
July 23, 2021

Wasaaradda Caafimaadka Oo Diiwaan Gelisay Xaalado Cusub Oo COVID-19 Ah

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac…

Wararka
June 3, 2020

Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad oo Muqdisho ka furay xuska maalinta caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka…

GudahaWararka
December 10, 2025

Guddiga Gaadiidleyda Gobolka Shabeelaha Dhexe Oo Laga Xaliyay Tabasho Ay Ka Qabeen Maamulka “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Taliska qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo mas’uuliyiinta Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa kulan la qaatay guddiga…

Wararka
July 9, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023