Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika
    May 11, 2026
    Tirinta cododka Doorashooyinka K/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay
    May 11, 2026
    Wasiirka Arimaha Dibadda oo Nairobi uga qaybgalay shir madaxeedka Africa Forward
    May 11, 2026
    Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Dhiggiisa Dalka Algeria
    May 11, 2026
    Madaxweynaha JFS oo gaaray Uganda
    May 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Danjire Kullane oo iftiimiyay muhiimadda ay Shiinaha iyo Afrika u leedahay horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Danjire Kullane oo iftiimiyay muhiimadda ay Shiinaha iyo Afrika u leedahay horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha
GudahaWararka

Danjire Kullane oo iftiimiyay muhiimadda ay Shiinaha iyo Afrika u leedahay horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 3, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA). Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Shiinaha Mudane Cawaale Cali Kullane ayaa khudbad ku saabsan muhiimadda ay Shiinaha iyo Afrika u leedahay horumarinta tayada sare leh ka jeediyay shirkii 11-aad ee Madasha Nabadda Adduunka (WPF) oo ka socda magaalada Beijing ee Dalka Shiinaha, kaas oo soo bilowday 1-da bishan Luulyo, 2023.

Madashu waxay ujeedadeedu tahay in la horumariyo wada-hadallada iyo iskaashiga si wax looga qabto caqabadaha adduunka ka jira. iyo xasilinta nidaamka adduunka.

Safiirka Soomaaliya oo ka hadlay madasha ayaa sharxay horumarka ay Soomaaliya ku tilaabsatay muddooyinkii ugu dambeeyay ee dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo siyaasadda iyo sidoo kale sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go’an tahay wada-hadallada siyaasadeed, horumarinta dowladnimada iyo amniga dalka.

Sidoo kale, Danjire Kullane ayaa soo hadal qaaday guulaha dhaqaale ee Soomaaliya oo ay ku jiraan deyn cafinta iyadoo loo marayo Hindisaha wadamada deymaha lagu leeyyahay, ilaalinta maalgashiga, iyo dadaalada xasilinta dhaqaalaha. Safiirka ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, sida wadooyinka iyo gaadiidka, tamarta, iyo isku xirnaanta dhijitaalka ah, si loogu adeego mudnaanta horumarinta bulshada iyo dhaqaalaha Afrika.

Shirka oo muhiim u ah Dalalka soo koraya ayaa safiirka Soomaaliya ee Shiinaha madasha ka sheegay ahmiyadda ay leedahay in la curiyo lana badiyo siyaabaha kale duwan ee dhaqaalaha Africa lagu kobcin, si loo yareeyo yaraynta ku tiirsanaanta dhoofinta kheyraadka badeeciga ah, iyo maalgashiga horumarinta ummadda iyada oo loo marayo waxbarashada, daryeelka caafimaadka iyo  horumarinta xirfadaha kala duwan.

Ugu dambeyntii, Danjire Kullane ayaa iftiimiyay muhiimadda ay leedahay isbeddelka dhijitaalka ah, kor u qaadista ganacsiga e-commerce iyo xirfadaha dhijitaalka ah, iyo sidii looga faa’iidaysan lahaa tignoolajiyada cusub si loo kobciyo aqoonta iyo isticmaalka cusub dhijitaalka ah. Waxa uu sidoo kale ku booriyay in la helo nidaam midaysan oo lagu wado shaqeeyo si isdhexgalka ganacsiga, horumarinta maalgashiga, iyo isdhaafsiga aqoonta,taas oo xoojinayso iskaashiga Shiinaha iyo Afrika loona hubiyo in si guul leh loo hirgeliyo Hiigsiga iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee 2035.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika

Nairobi,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam…

May 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay dalka soo gaareen cutubyadii ugu horreyay ee lagu soo tababaray Eritrea

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegay inay maanta dalka soo…

GudahaWararka
December 21, 2022

Guddiga gurmadka qaran oo wasaaradda caafimaad kala wareegay deeq lacageed

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ahna Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Qaraxi Liido Faarax Sheekh Cabdulqadir, ayaa shir guddoomiyay kulan uu guddigu ku yeeshay…

GudahaWararka
August 17, 2024

Taliyaha Ciidanka xoogga oo kormeeray fariisimaha ciidanka xoogga ee degmooyinka Galcad iyo Ceel dheer

Galcad-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadow ayaa ayaa safar kormeer ah ku tagay xerooyinka Ciidanka Xoogga…

GudahaWararka
July 2, 2023

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kormeeray Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon. Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta kormeer…

GudahaWararka
May 7, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023