Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweynaha JFS oo si weyn loogu soo dhoweeyey xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya
    January 31, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Turkiga oo Ankara si rasmi ah ugu soo gebagabeeyay Barnaamijka Tababarka Baarista Maaliyadda
    January 31, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 30, 2026
    Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Danjire Jabriil Ibraahim Abdulle oo safar shaqo ku tegay magaalada Kisumu
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Danjire Jabriil Ibraahim Abdulle oo safar shaqo ku tegay magaalada Kisumu
GudahaWararka

Danjire Jabriil Ibraahim Abdulle oo safar shaqo ku tegay magaalada Kisumu

By Dahir Aadan Cali
Last updated: June 1, 2025
4 Min Read
Share

Kisumu,(SONNA):- ย Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabril Ibrahim Abdulle oo ay wehliyaan Xoghayaha Koowaad ee Safaaradda Mudane Cabdullahi Siyaat iyo u qaybsamaha arrimaha ciidanka ee Safaaradda Sareeye Gaas Maxamed Bariise ayaa kulan si heer sare ah loo soo agaasimay la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Kisumu. Kulanka ayaa ahaa mid wadatashi ah isla markaana looga hadlayay sidii sare loogu qaadi lahaa xiriirka Jaaliyadda iyo safaraadda, iyo sidii loogu fududeyn lahaa Jaaliyadda adeegyada ay u baahan yihiin.

Magaalada Kisumu oo ku taal galbeedka dalka Kenya, isla markaana uu maro wabijga ama harada weyn ee loo yaqaano Victoria ayaa ah Caasimadda Ismaamulka Gobolka Kisumu, waana magaalada saddexaad ee ugu weyn dalka Kenya. Kisumu ayaa sidoo kale ah caasimadii hore ee Gobolka Nyanza.

Magaalada Kisumu waxaa ku ganacsada Soomaali degaan ka dhigatay halkaas muddo haatan laga joogo100 sano, inkasta oo dadka Soomaalida ee ugu badan ee ku dhaqan magaaladaas ay yimaadeen Magaalada Kisumu horaantii 1990-kii.

Laga soo bilaabo xiligaas waxaa degaankaas ay soo dhaweysay oo ay marti galisay Soomaali aad u badan. Dadka Soomaaliyeed ayaa sanadkii 1996 ka dhisay Magaalada Kisumu suuqii ugu horeeyay oo ay leeyihiin dadka Soomaaliyeed.

Suuqa Soomaalida ayaa ah mid ay ka duukeeystaan dadka ku nool gobolka ismaamulka Kizumu. Waxaa sidoo kale suuqa aad u isticmaalo gobolada ku xeendaaban gobolka Kizumu.

Dadka Soomaaliyeed ayaa sameeyo ganacsiga la isaga gudbo dalalka Uganda iyo Kenya. Waxa ay Magaalada Kisumu iyo nawaaxigeeda ku leeyihiin in ka badan 30 Kaalimo Shidaal ah.

Ganacsatada Soomaalida ayaa ah kuwa xushmo iyo Sharaf ku haysta Magaalada Kisumu, iyaga oo shaqaaleysiiyay kumanaan Kenyaan ah.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Mudane Maxamuud Maxamed Hiish oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay inay tahay markii ugu horeysay oo masโ€™uul Soomaaloyeed oo ka socda Dowlad Soomaaliyeed uu soo booqda dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Kizumu.

Waxaa sidoo kale kulanka ka hadashay Xildhibaan Soomaaliyeed oo laga soo doorto golaha deegaanka Kisumu, Marwa Farxiya Ciid, iyada oo amaantay hogaanka Jaaliyadda midnimada iyo wada shaqeeynta ka dhaxeeysa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Kisumu.

Waxaa kalmad soo dhaweyn iyo dardaaran isugu jirta ka jeediyay kulanka Ganacsade Yuusuf Cabdi Madaale oo ka mida aas-aasayaasha Jaaliyada Soomaaliya ee Kisumu.

Jaaliyada ayaa u sheegtay Danjire Jabriil inay jiraan dhibaatooyin la soo darsa dad tahriibayaal oo ka soo gudbo xadka Uganda iyo Kenya, iyaga oo aanan haysan waraaqaha aqoonsiga ama visaha dal galka kuwaas oo Mararka qaar ku raaga xabsiyada. Danjire Jabriil ayaa balan qaaday in arintaan uu kala hadli doono madaxda gobolka iyo tan dowlada Dhexe intuba.

Danjire Jabriil ayaa warbixin buuxda ka siiyay Jaaliyadda Horumarka uu dalka Soomaaliya sameeyay iyo guud ahaan xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Waxaana la isla gartay in Jaaliyadda iyo Safaaradda sy ka wada shaqeeyaan danaha dadka Soomaaliyeed.

“Runtii sharaf ayaa ku leedihiin Gobalkan, waana waxa aad kasbateen, Safaaraddu waxa ay diyaar idinla tahay inay idinka caawiso waxkasta oo aad uga baahataan”.ayuu yiri Danjire Jabril.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweynaha JFS oo si weyn loogu soo dhoweeyey xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad…

January 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee degmada Luuq

Luuq-(SONNA)-Madaxwayne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shirar hor dhac u ah nabadaynta…

GudahaWararka
July 10, 2024

Danjiraha Soomaaliyaย ee dalka Ciraaq oo la kulmay madaxweynaha Ciraaq

Muqdisho (SONNA) Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ciraaq Liibaan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo lataliyaha 1-aad ee arrimaha…

GudahaWararka
February 5, 2023

Madaxweynaha JFS oo sheegay in Khawaarijta laga xorreeyey in ka badan 80 degmo

Brussels (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Brussels ee dalka Belgium uuna kaga…

CaalamkaGudahaWararka
October 26, 2023

Qaramada Midoobay oo ka walaacsan xaaladaha ka sii daraya ee dadka iyo deegaanka Gaza

Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay (OHCHR) ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin ciidamadaย  Israa'iil oo laga yaabo in…

Caalamka
October 21, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023