Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba
    March 17, 2026
    Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho
    March 17, 2026
    Kaaraan oo kaalinta 3-aad ka gashay Tartan Cilmiyeedka Ramadaanka ee Warbaahinta Qaranka
    March 17, 2026
    Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS oo UK lagu soo dhaweeyey
    March 17, 2026
    Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah
    March 16, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Danjire Cawaalle Kullane oo ka qeyb galay xuska sannad guurada 74-aad ee Jamhuuriyadda shacbiga Shiinaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Danjire Cawaalle Kullane oo ka qeyb galay xuska sannad guurada 74-aad ee Jamhuuriyadda shacbiga Shiinaha
GudahaWararka

Danjire Cawaalle Kullane oo ka qeyb galay xuska sannad guurada 74-aad ee Jamhuuriyadda shacbiga Shiinaha

By Dahir Aadan Cali
Last updated: September 28, 2023
3 Min Read
Share

Beijing,(SONNA):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane, oo matalaya Jamhuuriyadda Federaalka ayaa fursad u helay ka qeybgalka munaasabadda weyn ee lagu xusayo sannad-guurada 74-aad ee ka soo wareegatay aasaaskii Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha.

Munaasabadan oo uu soo agaasimay madaxweyne Xi Jinping ayaa ka dhacday  Hoolka Banquet ee magaalada caasimadda ah ee Beijing, marti sharaf kala duwan oo ka kala socday dalal kala duwan iyo ergooyin diblomaasiyadeed ayaa isugu yimid si ay u dhiirageliyaan, marqaatina uga noqdaan dhaq-dhaqaaqa muuqda ee isbeddelka iyo horumarka ee Shiinaha ku tallaabsaday toddobaatankii sano ee la soo dhaafay.

Madaxweyne Xi ayaa jeediyay khudbad uu ku bogaadiyay dadaalka shacabka Shiinaha iyo hoggaanka xisbiga Shuuciga ee Shiinaha (CPC) ay ugu jiraan sidii qaranka Shiinaha looga dhigi lahaa bulsho horumarsan dhexdhexaad ah. Wuxuu carabka ku adkeeyay sida ay Shiinaha uga go’an tahay horumar nabadeed oo dhinacyo badan leh iyo adkeynta iskaashiga beesha caalamka.

Madaxweyne Xi ayaa iftiimiyay guulaha laga gaaray shirweynaha qaran ee 20-aad ee CPC, oo qeyb ka ah ka jawaabista wax ku oolka ah ee masiibada COVID-19, soo kabashada dhaqaalaha, iyo horumarka laga gaaray dib u habeynta iyo hal-abuurka. Wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay horumar tayo sare leh iyo kobac dhaqaale oo dheeli tiran si ay shacabka Shiinaha u gaaraan horumar la taaban karo.

Sidoo kale, Madaxweynaha Dowladda Shiinaha ayaa ku dheeraaday sida ay Shiinaha uga go’an tahay xasillinta siyaasadda iyo mabda’a Shiinaha ah ee dhanka horumarinta nabadda iyo xiriirka caalamka.

Danjire Kullane, oo wakiil ka ahaa Soomaaliya ayaa muujiyay sida uu ula dhacsan yahay guulaha Shiinaha, wuxuuna caddeeyay in Soomaaliya ay ka go’an tahay xoojinta xiriirka labada dal. Ka soo qeyb galkiisa munaasabada ayaa muujineysa xiriirka saaxiibtinimo ee soo jireenka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Shiinaha.

Munaasabadan hordhaca u ah dabaaldegga munaasabadda weyn ee lagu xusayo sannad-guurada 74-aad ee ka soo wareegatay aasaaskii Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ayaa muujinaya horumarka muuqda ee Shiinaha iyo sida ay ugu heellan yihiin iskaashiga caalamiga ah. Madaxweyne Xi ayaa ku baaqay midnimo, kalsooni, iyo wadajir,,iyadoo Shiinuhu uu sii wadayo taageeradiisa ku aaddan dalalka ay Soomaaliya ka mid tahay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta…

March 17, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxii UNDP ee Soomaaliya oo Muqdisho laga sagootiyey

Muqdisho (SONNA): Guddomiyaha hay'adda maareynta musiibooyinka Qaranka mudane  Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta munaasabad sagootin ah ugu sameeyay xarunta dhexe…

CaalamkaSawirroWararka
March 16, 2023

Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo u hambalyeeyay ciidamada Xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa  boogaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ay ka gaareen howlgal ay ka fuliyeen…

Gudaha
April 7, 2021

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya

Addis Ababa(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo hal maalin ku tagay magaalada Addis…

GudahaWararka
December 19, 2025

Wasiirka Caddaaladda XFS oo ka tacsiyeeyay geerida mid ka mid ahaa Shaqaalaha Wasaarada

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay geerida mid kamid ah shaqaalaha Wasaaradda oo…

WararkaWargayska
July 19, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023