Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Danjire Cawaale Kullane oo Khubad ka jeediyay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee nabadda oo lagu qabtay Beijing
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Danjire Cawaale Kullane oo Khubad ka jeediyay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee nabadda oo lagu qabtay Beijing
GudahaWararka

Danjire Cawaale Kullane oo Khubad ka jeediyay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee nabadda oo lagu qabtay Beijing

By Dahir Aadan Cali
Last updated: September 21, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNNa):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Amb: Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay Munaasabadda 10-aad oo lagu xusayay maalinta nabadda adduunka, taas oo lagu qabtay Beerta nabadda ee Beijing, 21-kii Sebtembar, 2023.

Munaasabadda oo ahayd mud muhiim ah ayaa waxaa isugu yimid dublamaasiyiin, marti sharaf iyo dadweyne kala duwan, waxaana munaasabadda khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Amb: Cawaale Cali Kullane.

Danjire Kullane, ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la kobciyo nabadda iyo wada noolaanshaha, isagoo ku ammaanay qabanqaabiyayaasha sida ay ugu heelan yihiin horumarinta nabadda.

Wuxuu iftiimiyay qiimaha ay nabaddu leedahay, wuxuuna ku baaqay in la iska kaashado sidii loo gaari lahaa nabad iyo wada noolaansho caalami ah. Mawduuca la doortay ee dabbaaldegga, “Nabadda & Wada-xaajoodka ku salaysan qiyamka la wadaago,” ayaa ahayd mid udub-dhexaad u ah khudbadiisa, isagoo ku caddeeyay baahida loo qabo is-fahan iyo fikrado wadaag ah oo ka dhexeeya ummaddaha caalamka.

Safiirka ayaa khudbadiisa ku soo gebagebeeyey rajo wanaagsan oo uu ku cabiray aragtida caalamka oo ah in wadajir iyo iskaashi looga gudbo kala fogaanshiyaha, la joogteeyo istixgelinta iyo in wax walba laga horumaro nabadda iyo degannaasha, wuxuu u mahadceliyay qabanqaabiyaashii xafladda iyo ka soo qeyb-galayaasha intaba, isagoo ku boorriyay qof walba inuu si hagar la’aan ah uga shaqeeyo sidii loo heli lahaa adduun nabdoon oo barwaaqo ah.

Ugu dambeyntii, Danjire Kullane, oo qeybgalkiisa munaasabaddan muhiim u ahayd ayaa xaqiiijiyay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay nabadda iyo iskaashiga caalamka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”

Muqdisho.SONNA...Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay iyo Midawga Afrika Oo Ay Hoggaamineyso Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay+sawirro

Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka…

Wararka
October 23, 2019

Shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada oo dhawan ka furmaya Dhuusamareeb

Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye qoor qoor oo xalay soo xeray shirka wadatashiga madaxda maamul goboleedyada dalka oo maalmahana…

Wararka
July 14, 2020

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo amray in aan la dhisan karin Qubuuraha Macalin Nuur

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka…

Wararka
July 3, 2023

Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xisaab xirka Sanad Maaliyadeedka 2022

Muqdisho(SONNA):-Xilldhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan wada jir ah kaas oo ay shir guddoomisay…

GudahaWararka
January 22, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023