Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
    Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Danjiraha Soomaaliya ee Zambia iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed oo abaabul ugu jira sidii ay dib u habeyn ugu sameyn lahaayeen Safaardda Soomaaliya ee dalkaasi+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Danjiraha Soomaaliya ee Zambia iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed oo abaabul ugu jira sidii ay dib u habeyn ugu sameyn lahaayeen Safaardda Soomaaliya ee dalkaasi+sawirro
Wararka

Danjiraha Soomaaliya ee Zambia iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed oo abaabul ugu jira sidii ay dib u habeyn ugu sameyn lahaayeen Safaardda Soomaaliya ee dalkaasi+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 28, 2019
2 Min Read
Share

Danjiraha Soomaaliya ee Zambia iyo Jaaliyadda Soomaaliyyed oo abaabul ugu jira sidii ay  dib u habeyn ugu sameyn lahaayeen Safaardda Soomaaliya ee dalkaasi+sawirro

Wixii ka dambeeyey markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dalkaasi Zambia u magacowday safiir cusub oo ah Marwo Xaawo Maxamed Xasan,waxaa bilowday dadaalo ku aaddan sidii loo horumarin lahaa xiriirka dhanka diplomaasiyadda ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi ay uga qeyb qaadan lahaayeen horumarka dowladnimo ee dalkooda hooyo.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi Zambia ayaa soo dhaweyn ballaaran u sameeyey Danjiraha Soomaaliya ee dalkaasi Amb Xaawo Maxamed Xasan,iyagoo xusay in kala qeyb qaadan doonaan sidii loo abuuri lahaa mashaariic lagu dhisayo safaaradda Soomaaliyeed ee dalkaasi.

Amb Xaawo Maxamed Xasan oo la hadlaysay wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee (SONNA) ayaa uga mahadcelisay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi oo uu hormuud u yahay guddoomiyohoodi Maxamed Maxamuud(Hiiraan) sida wanaagsan oo ay u balanqaadeen in ay kala shaqeeyaan sidii loo dardargelin lahaa dib u habeynta safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi Zambia.

Wadatashi dheer oo dhex marey Safiirka Safaaradda  Soomaalia ee dalkaasi, Guddoonka Jaaliyadda, Culimaa’udiinka, Ganacsatada,dhalinyada iyo Hooyooyinka, waxaa la sameeyay gudiyo ka shaqeynaaya sidii masruucan loo dedejin lahaa, loogana mira dhali lahaa.

Jaaliyadda oo inta badan ka ganacsata wadankaas, aadna u firfircoon kana muuqda, marka loo eego dadka ajnabiga ah ee ku nool wadanka Zambia,Jaaliyadda waxay u sheegeen safiirkooda Cusub in ey diyaar u yihiin in ey la shaqeeyaan, garabna ku siiyaan wax walba oo lagu soo celinayo sharafta iyo gobonimada qaranka Soomaaliyeed.

Dalka Zambia oo dhaca dhinaca Koonfureed ee qaaradda Afrika ayaa ah wadan aad u muhiimsan marka loo eego fursadaha ay ku haysataan bulshada Soomaaliyeed oo halkaasi ku leh ganacsiyo aad u ballaaran,taasina waxaa ay horseedeysa in la xoojiyo xiriirka diplomaasiyadeed ee labada dal.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga

Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta iyo Akademiyada Goboleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda xaanada xoolaha oo kaalmo gaarsiisay agoontii askartii ku dhimatay dagaalka Khawaarijta

Baydhabo (SONNA): Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa magaalada Baydhabo deeq raashin Gaarsiiyay Xaasaskii…

GudahaWararka
March 12, 2024

Ingiriiska oo sheegay in ay ixtiraam u hayaan madax banaanida iyo midnimada dhul iyo bad ee Soomaaliya

Dowladda Ingiriiska ayaa dib u xaqiijisay  in ay ixtiraam buuxa u hayaan madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka…

Gudaha
January 5, 2024

Hay’adda Socdaalka Qaranka oo ku howlan ka hortagga tahriibka iyo la dagaallanka socdaalka sharci-darrada ah

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan qatarka tahriibka iyo doorka dowladda Soomaaliya kaga aadan hakinta…

Gudaha
April 4, 2025

Cows-weyne Cadowgii (Al-shabaab), Wallee Caana kama dhamin (WARBIXIN)

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa fashiliyay weerar ay shalay aroortii hore  maleeshiyada Khawaarijta ah ku soo  qaadeen deegaanka…

GudahaMaqaallada
August 27, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023