Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay
    May 12, 2026
    La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa
    May 12, 2026
    SoDMA oo gargaar raashin ah u qaybisay 2,000 oo qoys oo ku sugan Baardheere
    May 12, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika
    May 11, 2026
    Tirinta cododka Doorashooyinka K/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay
    May 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan & Wasiirka Warfaafinta Dalkaasi oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan & Wasiirka Warfaafinta Dalkaasi oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah.
Wararka

Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan & Wasiirka Warfaafinta Dalkaasi oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah.

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 28, 2020
2 Min Read
Share

Khaartuum(SONNA) Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa kulan kula qaatay magaalada Khaartuum ee xarunta Dalka Suudaan wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska dalkaasi Suudaan mudane Faysal Maxamed Saalax.

Amb Maxamed Sheekh Isxaaq oo Wakaladda Wararka(SONNA) u waramay ayaa sheegay in isaga iyo wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Suudaan ay ka wada hadleen arrimo muhiim u ah xoojinta xiriirka walaaltinimo,iyo kan wax wada qabsi ee ka dhexeeya labada dal,sida dhaqanka,Dalxiiska,Warbaahinta iyo wacyigelinta guud.

“Runtii wasiirka waxaan ka wada hadalnay arrimo badan,waxaana kamid ah adkeynta xiriirka labada dal,in ay gacan weyn ka geysan doonaan tababaro quseeya,Warbaahinteena,wadaaga arrimaha dalxiiska,Dhaqanka,Horumarinta Keyda Radio Muqdisho,isdhexgal bulshada labada dal,sida in wasiirka warfaafinta Dahqanka iyo dalxiiska Soomaaliya uu yimaado Suudaan,kan Suudaan uu Soomaaliya booqdo,in ay ka qeybgalaan furitaanka Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed oo dib loo dhisay,isdhaafsiga wacyigalin guud arrimahaasi iyo kuwo kale oo badan ayaan isla garanay”.ayuu yiri danjiraha Soomaaliya ee Suudaan Maxamed Sheekh Isxaaq.

Sidoo kale Amb Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa Wakaaladda SONNA u sheegay in ay isku afgarteen sidii loo soo nooleyn lahaa xiriiro badan oo taariikhi ahaa kuwaasi oo ka dhexeeyay Soomaaliya iyo Suudaan,iyadoo loo marayo siyaasadda arrimaha Dibadda ee madaxweynaha JFS iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya,waxaana dalkaasi Suudaan tagaya oo lagu casuumayaa fanaaniinta Qaranka ee Hobalada Waaberi,si loo muujiyo is dhexgal dhinaca dhaqanka labada dal.

“bisha Oct, ee soo socota waxaa dalkan Suudaan lagu qabanaya bandhiga Carwada Buugaagta(buugfair) waxaa lagu casuumayaa aqoonyahanada Soomaaliyeed,si ay halkaasi ugu soo bandhigaan aragtidooda ayna u muujiyaan dowrkoodi,taasina waa qeyb kamid ah fursadaha lagu heli karo is dhexgal bulsho oo labada dhan ah”. Ayuu yiri Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq.

Dalka Suudaan ayaa kamid ah wadamada xiriirka wanaagsna la leh Soomaaliya,sidoo kale waxaa jira xiriir soo jireen ahaa oo dhankasta leh oo ka dhexeeya labada dal,iyadoo Suudaan ay si weyn u soo dhaweyso ardayda Soomaaliyeed oo deeqo waxbarasho ah ay siiso sanadkasta.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa si kulul u cambaareeyay afduubka markab…

May 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray dhiggiisa dalka Yemen

Muqdisho-(SONNA)-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadaa Federaalka Soomaaliya mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u diray Mudane Dr. Axmed Cawad bin Mubaarak oo…

GudahaWararka
February 6, 2024

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku khaarijiyay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta

Awdheegle, (SONNA):– Guutooyinka Gorgor iyo 14-ka October ee ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ku beegsaday maleeshiyaad…

GudahaWararka
September 26, 2024

Wasiirka cadaaladda oo qaabbilay wakiilka guddoomiyaha g𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 m𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

Muqdisho-(SONNA)-𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐗𝐅𝐒, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝, 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐚b𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 w𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐤𝐚 g𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 g𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 g𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚…

GudahaWararka
January 22, 2025

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay qaar kamid ah Isimada dhaqanka gobollada Sool iyo Sanaag

Muqdisho(SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka…

GudahaWararka
May 29, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023