Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dagaalka Maaliyadeed ee Khawaarijta ku socdaa Af maahan ee waa Ficil. (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Dagaalka Maaliyadeed ee Khawaarijta ku socdaa Af maahan ee waa Ficil. (Warbixin)
MaqaalladaWararka

Dagaalka Maaliyadeed ee Khawaarijta ku socdaa Af maahan ee waa Ficil. (Warbixin)

By Abdulkadir
Last updated: January 15, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Howlgalka kooxda khawaarijta dalka looga xoreynayo waxaa qeyb ka ahaa oo uu Madaxweynaha jamhuuriyadda feferaalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ku dhawaaqay in aysan macquul ahayn  in lacaga baadda  ah ee khawaarijtu ka qaaddo dadka Shacabka ah kadibna lagu dhibaateeyo,waxaana ay dowladdu xirtay Akoonno dhowr ah oo argagixisada lacagaha loogu shubi  jiray.

Tillaabadaani ayuu madaxweynuhu  u arkay in lagama maarmaan u tahay howlgalka ka dhanka ah khawaarijta ee ka socda guud ahaan dalka, waxa ayna dowladda soomaaliya xayritay in ku dhow 250-Akoon iyo 70-lambar oo kawaarijta lacaga loogu diri jiray,taa oo ay Shacabka soomaaliyeed la soo wadaageen islamarakaana laga howlgalay oo gebi ahaanba la xiray.

“Sidee suurgal u tahay in tubooyinka ay lacagtu ugu socoto khawaarijta Shacabkana ay ku dhibaateeyaan,ma aqabalayno in Alshabaab lacag  ay ka qaataan shacabkeenna, dowladda way ka go’antahay in ay joojisu gebi ahaanba lacaga haasi” sidaa waxa yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Xukuumadda Dan-Qaran oo fulinaysa baaqa Madaxweynaha JFS ee dagaalka khawaarijta ka dhanka ah ee dhaqaalaha ayaa bishii 10/27/2022 waxa ay soo saartay digniino ku socday Shacabka Soomaaliyeed iyo ganacsatada ,kuwaas oo loogu sheegay in aan  lala macaamili Karin khawaarijta, waxa ayna dowladdu xilligaa soo gudbisay lambarro ay shacabku ku soo gudbiyaan xogta khawaarijta.xilligaa waxii ka dambeeyay khawaarijtu waxa u bilawday maalmahoodii mugdiga ahaa.waxa ayna wajaheen ciriiri dhaqaale, kaas oo qeyb ka qaatay in la dabargooyo khawaarijta awoddoodii ciidan iyo mid dhaqaale intaba.

Siddeetan Beri oo dabagal iyo dagaal dhanka dhaqaalaha ee khawaarijta lagu hayay waxa ay xukuumadda Dan Qaran  si rasmi ah ugu dhawaaqday guulaha laga gaaray dagaalka dhanka dhaqaalaha ee khawaarijta lagula jiray, taa oo guula waweyn laga keenay.

“Natiijada hordhaca  ah waxa ay xaqiijineysay in dowladdu ay xayirty 250-Akoon oo kamid ah kuwa dadka soomaaliyeed ay la soo wadaageen  ha’adaha loogu talagalay in arrintaa korjogteeyaan,waxaa sidoo kale la xannibay 70-lambar oo ah kuwa khawaarijtu ay u isticmaali jireen in lacago baad  ah  loogu diro” sidaa waxa warbaahinta u sheegay wasiir ku-xigeenka warfaafinta Cabdirahmaan Al-Caddaala

Intaas oo guul ah waxaa barbar socday beegsiga iyo bur burinta goobaha ay khawaarijtu dadka ugu yeeri jireen iyo dadka aada intaba ,kuwaa oo qaarkood xabsiyada loo taxaabay si caddaaladda loo marsiiyo.

“Waxaad ogtihiin in dad badan oo odayaal dhaqameedyo ay ku jiraan oo khawaarijta u sii socday  in aan soo  qabanay,waana xirxirnay inta kalana waan u sheegnay qof walba oo lacag u sii geeynayo khawaarijta lama oggolaanayo waana dembi,waxa uuna lamid yahay khawaarijta” sidaa waxa yiri Ra’isul  wasaare Xamse

Arrimahaasi oo dhan waxa ay sahashay in awooddoodii  ciidan ay wiiqaan ciidamadda dowladdu iyo kuwa degaanka, kawaarijtana laga saaray degaanno badan oo dadka shacbaka ah mudda dheer ay ku dhibaateyn jireen

sidoo kale waxaa dagaaladaasi looga dilay kumannaan isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta halka kuwa kalana ay isa soo dhiibeen.

Waxa ay khawaarijtu weysay Malaayiin doolar oo ay si baad ah uga qaadi jireen dadka shacabka ah kadibna  ay ku dhibateyn jireen,iyaga oo hadda maraya marxaladdii ugu xumeyd,dhawaanna laga xoreyn doono degaannada weli ay ku dhuumaaleysanayaan.dalka.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Argagixisada Al-shabaab oo weerar ku qaaday waddo ay dad shacab ahii isticmaalaan

Muqdisho.(SONNA):-Qaraxaan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay leedahay Shikadda…

GudahaWararka
January 12, 2022

Ciidanka xoogga Dalka oo dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab

Baydhabo-(SONNA)-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay taageerayaan kuwa maamulka koonfur galbeed ayaa dilay maalin ka hor Shan xubnood oo katirsanaa…

WararkaWargayska
January 31, 2021

Taliska xoogga dalka oo sheegay in howlgal gaar ah lagu dilay maleeyshiyaad ka tirsan Al-shabaab

Muqdishu-(SONNA)-Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab,gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyay  degaanka Leego ee…

GudahaWararka
September 28, 2020

Shirka wadatashiga Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey

Muqdisho (SONNA):- Shirka wadatashiga Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee heer federal iyo dowlad gobaleed ee arrimaha horumarinta barashada farsamada…

GudahaWararka
February 19, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023