Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oa tacsiyeeyay geerida marxuum Xuseen Axmed Qoryooley
    December 7, 2025
    Casho sharaf loo sameeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Caalamiga ah ee Iscafinta iyo Nabadda
    December 7, 2025
    Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo la kulmay hoggaanka Bulshada Rayidka
    December 6, 2025
    Shacabka Deegaannada Sabiib iyo Caanoole oo Gargaar Bini-aadanimo la gaarsiiyay
    December 6, 2025
    Soomaaliyo iyo Azerbaijan oo gaaray heshiis lagu horumarinayo Dhallinyarada iyo Ciyaaraha
    December 6, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadahaย (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Cumar Filish oo ku baaqay in lala shaqeeyo laamaha ammaanka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Cumar Filish oo ku baaqay in lala shaqeeyo laamaha ammaanka
Wararka

Cumar Filish oo ku baaqay in lala shaqeeyo laamaha ammaanka

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 26, 2019
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka ugu baaqay in ay si hufan ugu adeegaan Shacabkooda, kana shaqeeyaan sugidda amniga.

Mudane; Cumar Filish, ayaa hadalkan ka sheegay kulan looga hadlayay ammaanka Caasimadda oo Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, shiraas oo ay goob-joog ย ka ahaayeen Guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir.

Shirkan oo Todobaadle ah ayaa sidoo kale looga hadlay soo celinta bilicda Caasimadda, nadaafadda iyo tirakoobka Guryaha.

Guddoomiyaha ayaa ugu dambayn ku baaqay in ay laamaha ammaanka iyo Shacabka ku nool Caasiamaddu yeeshaan wada shaqayn baaxad leh, ย si looga guuleysto cadowga Ummadda Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oa tacsiyeeyay geerida marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

TACSI:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa'uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda…

December 7, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Isgaarsiinta Mobile World Congress oo ka furmay dalka Spain

Muqdisho:-SONNA-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha wasaaradda isgaarsiinta & teknolojiyada,Axmed Cismaan Diiriye,kuwaas oo ka qeyb galaya shirweynaha caalamiga ah ee Isgaarsiinta Mobile-ka…

GudahaWararka
March 2, 2023

Ciidanka Xoogga oo isku fidiyay deegaanno Horleh oo katirsan Galgaduud.

Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgallo Khawaarijta looga sifaynayo ka wada deegaannada Ceel-Heele, Ceel-Dhiigsaar iyo Kalabayr oo u dhow magaalada Galcad…

Gudaha
April 7, 2023

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka oo kormeer hawleed ku jooga Shabeelaha dhexe

Al-kowtahar (SONNA): Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneral Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta gaaray degmada Al-kowthar iyo deegaanka Daaru-nicma…

GudahaWararka
July 8, 2024

Dacwaddii Badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo mar kale dib loo dhigay

Hegue-(SONNA)-Maxkamada caddaaladda Adduunka ee ICJ ayaa goโ€™aamisey in dhageysiga dacwadda Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya dib loo dhigay,…

Wararka
October 18, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023