Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir dekedaha XFS oo kulan la qaatay Wasiirka gaadiidka iyo Kaabayaasha Türkiga
    December 4, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray ee shirweynaha 6-aad ee hoggaanka iyo hal abuurka Soomaaliyeed
    December 4, 2025
    wasiirka caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Indonesia u fadhiya Muqdisho
    December 4, 2025
    Guddoomiyaha SODMA oo kulan la qaatay Culimada Soomaaliyeed
    December 4, 2025
    Madaxweynaha Jamhuuriyadda : “Soomaaliya waa dhaqaaqday, wadadii horumarka iyo barwaaqada ayeeyna cagta saartay”
    December 4, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ciidanka Xoogga ayaa ku dilay horjoogayaal Al-Shabaab ah deegaanka Galka Xarareey ee Shabeelaha Dhexe
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ciidanka Xoogga ayaa ku dilay horjoogayaal Al-Shabaab ah deegaanka Galka Xarareey ee Shabeelaha Dhexe
GudahaWararka

Ciidanka Xoogga ayaa ku dilay horjoogayaal Al-Shabaab ah deegaanka Galka Xarareey ee Shabeelaha Dhexe

By Mohamed Abdukadir Socdaal
Last updated: May 29, 2021
1 Min Read
Share

SONNA (MUQDISHO)- Ciidanka Xoogga ayaa ku dilay horjoogayaal Al-Shabaab ah deegaanka Galka Xarareey ee Shabeelaha Dhexe.

Horjoogayaasha la dilay ayaa waxaa ka mid ahaa Macalin Yuusuf oo ahaa Horjoogihii Maleeshiyaadka ku dhuumaalaysanayay Deegaanadaasi iyo Horjoogayaal kale.

Ciidamada ayaa intii ay ku guda jireen waxa ay howlgalka ku dileen 37 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, waxaana laga dhaawacay 20-kale, iyadoo nolosha lagu qabtay labo ka tirsan maleeshiyada Al-Shaabab, kuwaasi oo ay iminka ku socdaan baaritaanno dheeraad ah.

Taliyaha Ciidanka Xoogga, Jeneraal Oddowaa Yuusuf Raage ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgallada ay ku baacsanayaan Maleeshiyaadka Argagixisada ah ay sii wadayaan, inta ay ka sifaynayaan Deegaannada ay Gobolkaasi kaga dhuumaalaysanayaan.

Maalmihii ugu dambeeyay ciidamada xoogga daka ayaa waxa ay la wareegayeen degaanno horleh oo ay argagixisada ku dhibaateyn jirtay dadka rayidka ah, waxaana ay ciidamada weli ku howlanyihiin sidii guud ahaan gobolka Shabeelaha Dhexe looga cirib tiri lahaa maleeshiyada Al-Shabaab.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiir dekedaha XFS oo kulan la qaatay Wasiirka gaadiidka iyo Kaabayaasha Türkiga

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo gaadiidka Badda JFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta magaalada Ankara…

December 4, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

War-Saxaafadeed kasoo Baxay Wasaaradda Awqaafta Iyo Arimaha Diinta DFS

MUQDISHO (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Rooble waxa uu ugu hambalyeynayaa Bulshada…

GudahaWararka
October 17, 2021

Ra’iisul wasaare Xamse iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa lagu soo dhaweeyay degmada Aadan Yabaal

Aadan Yabaal-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedetaalka Soomaaliya Mudane, Xamse Cabdi Barre iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu…

GudahaWararka
December 14, 2022

CIIDAMADA QARANKA OO GACANTA KU DHIGAY HORJOOGAYAAL IYO MALEESHIYAAD KA TIRSANAA KHAWAARIJTA

Moqd(SONNA):- Koox ka Tirsan Khawaarijta Shabaab kuwaas oo ka kooban Afar Xubnood uuna hogaaminayay Horjooge Maxamed Cali Xasan oo loo…

GudahaWararka
December 19, 2022

Al-shabaab oo Qaraxyada u adeegsada Baabuurta ay dhacaan (WARBIXIN)

Mar kasta oo qaraxyo ay ka dhacaan magaalada Muqdisho waxaa caadi ah in ay geystaan khasaare isugu jira naf iyo…

GudahaMaqaallada
October 2, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023