Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan
    April 16, 2026
    Wafdi ka socda Baarlamaanka Soomaaliya oo Turkiga uga qaybgalaya shir caalami ah
    April 16, 2026
    Wasiirka cadaaladda oo qaabilay agaasimayaal ka socda dowlad goboleedyada
    April 16, 2026
    Ciidanka Gorgor oo kaalmo ka qaybiyey Baay
    April 16, 2026
    Wasiirka arrimaha dibadda oo aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka India
    April 16, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Ciidanka Gorgor oo kaalmo ka qaybiyey Baay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ciidanka Gorgor oo kaalmo ka qaybiyey Baay
GudahaWararka

Ciidanka Gorgor oo kaalmo ka qaybiyey Baay

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: April 16, 2026
1 Min Read
Share

Baydhabo (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubyada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Gorgor ayaa gargaar u fidiyay shacabka ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Baay, kadib dhibaatooyin isugu jira abaaro, cunno yari iyo xaalado amni oo saameeyay nolosha dadka deegaanka.

Goobaha ay Ciidamada gurmadkaan gaarsiiyeen waxaa kamid ah Mad-dhoos, Gomarey iyo tuuooyin kale oo ka tirsan gobolka Baay.

Gurmadkaan ayaa isugu jiray raashinka noocyadiisa kala duwan, biyo-dhaamin loo sameeyay shacabka, iyo adeegyo caafimaad oo degdeg ah, si loo yareeyo dhibaatada haysata dadka deegaanka.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

Istanbul (SONNA):  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada…

April 16, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Mas’uuliyiin katirsan dowladda oo ka qeyb galay Salaadda Janaasada AUN Sheekh Muuse Cadde 

Muqdisho(SONNA):-Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Masjidka Isbaheysiga Islaamka uga qeybgalaya Salaadda Janaasada AUN Sheekh Muuse Cadde oo dhawaan ku…

GudahaWararka
December 22, 2024

Israel oo amartay in dad ka badan 1 milyan ay ka baxaan woqooyiga,una guuraan koonfurta Gaza

Waxaa jira cabsi iyo jahawareer soo wajahay dadka reer Gaza, ka dib markii ciidamada Israel ay u sheegeen in dad…

Caalamka
October 13, 2023

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo kormeeray degaanno dhowaan laga saaray khawaarijta

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed sarreeye guuto; Dayax Cabdi Cabdulle ayaa kormeeray deegannada laga saaray kooxda khawaarijta ee Janbaluul,…

GudahaWararka
March 20, 2024

Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed oo la afuray ciidamada sugaya amniga magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee…

GudahaWararka
May 5, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023