Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Ciidamadda Ammaanka oo gacanta ku dhigay gaari qarax ah oo la doonayey in shacabka lagu dhibaateeyo
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ciidamadda Ammaanka oo gacanta ku dhigay gaari qarax ah oo la doonayey in shacabka lagu dhibaateeyo
GudahaWararka

Ciidamadda Ammaanka oo gacanta ku dhigay gaari qarax ah oo la doonayey in shacabka lagu dhibaateeyo

By Bile
Last updated: September 16, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Ciimadda ammaanka magaaladda Muqdisho oo fulinaya howlgalo amniga lagu sugayo gaar ahaan howlgaladda xasillinta caasimadda ayaa deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Banaadir ku qabtay gaari qaraxa ah oo ay khawaarijtu dooneysay inay shacabka ku leyso kaas oo nuuciisu yahay Leylo calaawi (Landcruiser), laguna soo raray waxyaabaha Qarxa.

Ciidamadda dowladda oo si weyn uga feejigan dhagaraha ay magaleeyaan khawaarijta sidoo kalena kaashanaya maamulka deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay fashiliyaan gaarigaan laga soo buuxiyay baaruuda loo yaqano TNT ee qaraxyada loo isticmaalo iyo eedeysanihi wadagay, waxaa ku socota baaris lagu horgeynan doono caddaalada sida uu warbaahinta Qaranka u sheegay afhayeenka booliiska Soomaaliya Gaashaanle Saadiiq Aaden Cali Doodishe.

Gaariga ayaa waxaa saarna illaa toban jirgaan oo labaatanlayaal ah oo ay ku jiraan baaruuda loo isticmaalo qaraxyada ee loo yaqaano “TNT”, sidoo kale waxaa gacanta lagu dhigay darawalkii waday gaariga, “labo taargo oo ah kuwa ay isticmaalan dowladda goboleedyada dalka ayaa gaariga lagu soo xiray si ay dhagar-qabayaashu ay uga dhuuntaan ciidamadda” ayuu yiri Gaashaanle Saadiiq Aaden Cali Doodishe afhayeenka booliiska Soomaaliya.

 

TAGGED:Ciidamadda Ammaanka oo gacanta ku dhigay gaari qarax ah oo la doonayey in shacabka lagu dhibaateeyo
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo war ka soo saartay Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Dalka Sucuudiga

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaan u yahay Wasiir Xassan Macallin Maxamuud, waxay si dhaw…

GudahaWararka
February 21, 2025

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐫𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐰𝐞𝐲𝐭

Muqdisho(SONNA): - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ganacsato iyo Maalgashadeyaal…

GudahaWararka
February 18, 2024

Danjiraha Soomaaliya ee Italy oo ka hadlay Soomaali Dooni kula qalibantay Lampedusa

Rome (SONNA): Safiirka Soomaaliya ee dalka Talyaaniga Danjire Ibraahim Cumar Sheegow ayaa ka warbixiyay qasaaraha ka dhashay labo doonyood oo…

GudahaWararka
August 20, 2025

Taliska Booliska oo ka warbixiyey Qarax ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (SONNA): War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in galabta markii saacaddu ahayd 16:00 ay cidanka…

GudahaWararka
January 24, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023