Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ciidamada xoogga dalka oo dagaal ku dilay 32-ka tirsan Khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ciidamada xoogga dalka oo dagaal ku dilay 32-ka tirsan Khawaarijta
GudahaWararka

Ciidamada xoogga dalka oo dagaal ku dilay 32-ka tirsan Khawaarijta

By Dahir Aadan Cali
Last updated: February 15, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Ciidamadaย  Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliyed ee Danab iyo ciidamada daraawiishta Galmudug ayaa cagta mariyey difaacyo maleeshiyaadka aragagaxisada ah ee Al-shabaab ay ku lahaayeen tuulada Qaycad iyo deegaanka Bacaadweyn ee Koonfurta gobolka Mudug.

Dagaalka oo ahaa mid aad u xooggan ayaa Khawaarijta lagu gaarsiiyay Khasaaro culus, waxayna ciidanka ay ku guuleysteen in ay khaarijiyaan 32- dhagar qabe oo ka tirsanaa cadowga argagixisada.

Taliyaha ciidanka daraawiishta maamulka Galmudug Jeneraal Maxamed Cali Nuur ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in maanta 32 xubnood oo horjoogayaal ay ku jiraan Khawaarijta ku dileen dagaallo culus oo ka dhacay koonfurta gobolka Mudug.

โ€œ Dagaal fool ka fool ah ayaa loogu tagay, loogana saaray goobihii ay ku jiraan, cadowgana cagta lagu mariyay, hubkii, agabyadii iyo isgaarsiinti ay wateen looga furtay, amiirka, amariiradii ugu sareeyayna lagu dilay,โ€ ayuu yiri Jeneraal Maxamed Cali Nuur.

Ciidamada xoogga dalka ayaa hadda ku daba jira firxadka maleeshiyada Al-shabaab, kuwaas oo baxsaday markii dagaalka looga adkaaday.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha BJFS oo saxiixay buugga tacsida marxuum Ugaas Cabdi-Daahir

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ka qeyb galay gogosha tacsida…

GudahaWararka
January 30, 2025

Hawlgal ka dhacay gobalka Shabeellaha hoose oo lagu dilay 19 khawaarij ah

Muqdisho(SONNA):-Howlgal ay si wadajir ah u fulinayaan Ciidanka Sirdoonka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa hadda ka socda Tuulada Buulla…

GudahaWararka
June 11, 2023

Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya oo guddoomiyay kulanka guddi howleedka farsammo ee xiriirka arrimaha xasilinta

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee XFS Gen. Cabdullahi Shiekh Ismaaciil(Fartaag) ayaa maanta guddoomiyey kulanka joogtada ah ee guddi howleedka…

GudahaWararka
January 27, 2025

Wasiirka ganacsiga Soomaaliya oo booqday Warshadaha ugu waaweyn Dalka Cumaan+Sawirro

MUSCAT-(SONNA)-Wasiirka ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Inj; Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa Maanta booqasho ku tagay xarumaha Wershadaha ugu waaweyn ee Dalka…

Wararka
February 22, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023