Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
GudahaMaqaalladaWararka

Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan

By Ruush Abdullahi
Last updated: July 14, 2025
3 Min Read
Share
Screenshot

Abaalmarinta Waaxda Caddaaladda dowladda Maraykanka waxay bixineysaa abaalmarin gaareysa ilaa $5 milyan oo doolar si loo helo macluumaad ku saabsan Abdikadir Mohamed Abdikadir, oo sidoo kale loo yaqaanno Ikrima, iyo shaqsi kasta oo ka Masสผuul ah weerarradii argagixiso ee ka dhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda sanadkii 2010-kii.

Sida ay qortay Waaxda Cadaaladda dowladda Maraykanka ayaa lagu sheegayin 11-kii Luulyo, 2010-kii, Argagixisada Al-Shabab ayaa weeraro Ismiidaamin ah ka fulisay laba goobood oo ku yaalla caasimadda Uganda ee magaalada Kambala, intii ay socdeen baaritaanno ku saabsan finalka koobka adduunka, halkaasi oo ay ku dhinteen 76 qof oo uu ku jiro Nin u dhashay dalka Marayka.

Duqeymahan ayaa ahaa weerarradii ugu horreeyay ee waaweyn oo ay Al-Shabab ka geysato meelo ka baxsan Soomaaliya, iyadoo Qaraxii ugu horreeyay ee ismiidaamin ah ayaa dhacay abaare 10:30 habeenimo. Maqaayad Itoobiyaan ah oo ku taal xaafadda Kabalagala, kadibna, qof labaad oo is qarxiyay iyo walxaha qarxa ayaa qarxay abaare 11:20 habeenimo. naadiga rugby ee xaafadda Nakawa, sida la sheegay waxaa ka qeybqaatayย Xubin sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo lagu magacaabo Cabdiqaadir Maxamed.

Cabdiqaadir oo loo yaqaan Ikrima ayaa kaalin muuqata ka qaatay qorsheynta iyo hagidda weerarradii Kampala. Ikrima waxa uu helay warbixino ilaalo ah oo ku saabsan meelo kala duwan oo Kampala ah iyo xybno kale, iyada oo madaxda kale ee Al-Shabaab, ay go’aansadeen in ay weeraraan Baararka dibadda ee loo arkay in ay yihiin bartilmaameedyo jilicsan. Ikrima waxa uu tababaray oo hagay hawl-wadeenada muhiimka ah oo ay ku jiraan kuwa is-qarxiyay, waxa uuna fududeeyay qaadista jaakadaha ismiidaaminta ah ee loo adeegsado weerarada.

Al-Shabaab, oo ah maamulaha ugu sarreeya Al-Qaacida ee Bariga Afrika, ayaa mas’uul ka ah weerarro Argagixiso oo badan oo ka dhacay Kenya, Soomaaliya, iyo dalalka deriska ah oo ay ku dhinteen kumannaan qof oo ay ku jiraan muwaadiniin Mareykan ah. Waaxda Arrimaha Dibadda ayaa Al-Shabaab u magacawday ama u aqoonsatay ‘Urur Argagixiso Shisheeye’ (FTO) iyo ‘Argagixiso Caalamiga ah ee Gaarka ah’ (SDGT) bishii Maarso 2008-dii. Bishii Abriil 2010-kii, Al-Shabaab waxaa sidoo kale u aqoonsaday UNSC cunaqabateynta Soomaaliya.

Ciddii keenta macluumadka Ikrama waxay heleysaa Abaalmarin gaareysa 5 Malyan oo doolarka Maraykanka ah.

Haddaba haddii aad heyso wax macluumaad ah ama xog ku saabsan weeraradaasi, Ikram, ama Shaqsiyaad kale oo ku lug lahaa Qaraxyadaasi ha la xariiraan signalka Telegraamka ama Whatsapp-ka ama Khadka Fariimaha. haddii aad macluumaadka aad keento waxaad ku heli kartaa Abaalmarin iyo dib u dejin.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo ka qeyb galay Bandhigga Ganacsi ee Afrika

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan (Geesod) iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgalay furitaanka Carwada Ganacsiga Gudaha…

GudahaWararka
September 6, 2025

Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo ka qeyb galay Shirka Caalamiga ah ee Cimillada (COP30)

Belem(SONNA):-Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay shirka COP30 ee isbeddelka…

GudahaWararka
November 8, 2025

Safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabbilsan dalka Switzerland oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Geneva-(SONNA)-Madaxweynaha Dalka Switzerland Marwo Karin Keller-Sutter ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenino ka guddoontay Safiirka Soomaaliya u fadhisa dalka Switzerland Danjire Khadra…

GudahaWararka
January 15, 2025

Israel oo duqeysay Qaza dhinacna kala xaajooneysa Xamaas

Ciidamada Israel ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Gaza, iyagoo ugu yaraan todobo falastiiniyiin ah ku dilay Rafah iyo…

Caalamka
January 6, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023