Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Bukaankii ugu horeeyay oo qaliinka wadnaha dalka gudihiisa loogu sameeyay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Bukaankii ugu horeeyay oo qaliinka wadnaha dalka gudihiisa loogu sameeyay
GudahaWararka

Bukaankii ugu horeeyay oo qaliinka wadnaha dalka gudihiisa loogu sameeyay

By Dahir Aadan Cali
Last updated: March 13, 2024
3 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Cisbitaalka tababarada iyo cilmi-baarista Recep Tayyip Erdogan (Ex-Digfeer) ee magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay gudaha dalka ka fuliyay qaliin lagu guuleystay oo dhanka wadnaha furan ah, kaas oo loo sameeyay bukaan lagu magacaabo Cabdullaahi Maxamed jaamac oo 74-sanno jir ah.

Cabdullaahi Maxamed Jaamac ayaa sida ay dhaqaatiirtu sheegeen waxaa loo xiriiriyay saddex xidid wadnaha oo xirnaa,taas oo uu Alle mahadii uu ku caafimaaday, isagoo haatan lagula tacaalayo gudaha cisbitaalka.

” Nabadaa dareemayaa,” ayuu yiri Cabdullaahi oo ka jawaabayay su’aal uu weydiiyay dhaqtarkii la tacaalayay oo Turkish ah.

” Sida caadiga ah, waxaan kugu nimid waxay tahay xaaladdaada in aan fiirino, mar walba waa lagu socodsiin doonaa, haddii aad socotid oo socodkaada uu hagaag noqdo qeybta bukaan jiifka lagu geyn doonaa,” ayuu yiri mid ka mid ah dhaqaatiirta la tacaaleysay Bukaan Cabdullaahi oo maray qaliin dhanka wadnaha ah.

Cabdullaahi Maxamed Jaamac oo 70-sanno ah, ayaa sheegay inuu aad u xannuusanayay,islamarkaana uu jeclaa inuu aado dalka Malaysia, balse daruufta u saamixi weysay.

” Aniga aad ayaa la ii hayay kow dheh, waxaan jeclaa inaan Malaysia aado dantaa ii diiday, wax la’aanaa ii diiday, hadda Ilaahey wuxuu igu caafiyay meeshan,”.

Dadaal dheeraad ah oo ay sameeyeen agaasimaha guud ee cisbitaalka  Raceb Tayid Erdogan iyo agaasime ku-xigeenka ayaa suurta gal ka dhigtay in lagu guuleysto qaliinka dhanka wadnaha looga sameeyay Cabdullaahi Maxamed Jaamac.

” Maanta waa maalin muhiim ku ah taariikhda Soomaaliya gaar ahaan bahda caafimaadka, taariikhda Soomaaliya markii ugu horeysay waxaa la fulin doonaa qaliinka furan ee wadnaha, waxaana fulin doona koox nooga timid dalka Turkiga iyo dhaqaatiirteenna Soomaaliyeed, sida la wada ogyahay 10-kii sanno ee la soo dhaafay wuxuu cisbitaalka shacabka Soomaaliyeed u hayaa adeegyo caafimaad oo heerar kala duwan leh, waxaana daaweynay ku dhowaad 3-milyan oo bukaan,” ayuu yiri agaasimada guud ee cisbitaalka.

Waxaa qaliinkan fuliyay dhaqtarka qaliimada wadnaha Dr. Mahmad Kislaay iyo koox ka kooban toddobo qof, kuwaas oo ka yimid cisbitaalka tababarada iyo cilmi baarista qaliimada wadnaha iyo feeraha dalka Turkiga iyo dhaqtarka qaliimada wadnaha iyo xididdada ee cisbitaalka Digfeer Cabdinaafac Maxamed Xuseen oo ah nin Soomaali ah.

Maxamed Xuseen Ashraf oo ah agaasime ku-xigeenka Cisbitaalka Erdogan ayaa sheegay in ay sii socon doonaan qaliimada wadnaha ayna sii joogi doonaan dhaqaatiirta Cisbitaalka.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Jadwalka Doorashooyinka 2020/21 ee Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka Barlamaanka JFS oo la shaaciyay “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)- Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) isagoo tix gelinaya heshiiskii 17kii Sebteembar 2020 ee ay wada gaareen Golaha…

Wararka
December 23, 2020

IMF iyo Banggiga Adduunka oo xaqiijiyay in ay Soomaaliya buuxisay shuruudihii deyn cafinta

Muqdisho(SONNA) Kulamo ay guddiyada sare ee Baniga adduunka iyo IMF yeesheen 12-13-kii Bishaan ayey uga doodeen dekumenti ay shaqaalaha bangiga…

Wararka
February 14, 2020

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo la kulmay Ururka Qareennada “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Axmed Yuusuf ayaa maanta xarunta Maxkamadda Sare kulan kula qaatay ururka qareennada.…

GudahaWararka
June 3, 2021

Ciidamada oo burburiyay fariisimo ay khawaarijta ku lahayd tuulooyin hoostaga Budbud

Muqdisho (SONNA) Ciidamada xoogga dalka iyo xooggaga Deegaanka ayaa maanta burburiyay fariisimo Khawaarijtu kaga sugnaayeen tuulooyin hoos taga  magaalada Budbud…

GudahaWararka
April 16, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023