Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta ku soo dhigay eedeeysane ay sheegeen in uu horay u dilay Muwaadin uu Mobile ka Gacanta Ka dhacayay.
Taliska Ciidanka Booliska ee Deegaanka Gubadley ooย la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in eedeysanahaani mudo lagu daba jiray ugu danbeyna gacanta ay kusoo dhigeen ciidanka Booliiska.
Sidoo kale saraakiishu waxa ay inoo sheegeen in ay u gudbin doonaan Hayโadaha Garsoorka ee ku shaqada leh.