Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta
    January 10, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xarigga ka jaray Baakin casri ah oo laga hirgeliyey xayndaabka garoonka Aadan Cadde
    January 10, 2026
    Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay Dowladda Qatar
    January 10, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarriga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
    January 10, 2026
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Beeraleyda waqooyiga magaalada Beledweyne oo dib u bilaabay tacabka beeraha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Beeraleyda waqooyiga magaalada Beledweyne oo dib u bilaabay tacabka beeraha
GudahaWararka

Beeraleyda waqooyiga magaalada Beledweyne oo dib u bilaabay tacabka beeraha

By Dahir Aadan Cali
Last updated: December 15, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Deegaannada waqooyi ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku yaalo dhul beereedka ugu ballaaran oo ku haboon tacabka dalagyada kala duwan oo lagu beero beeraha gobolka Hiiraan, ka dib, ka dib fatahaaddii wabiga Shabeelle oo saameysay qaar ka mid ah saameysay saameyntii fatahaadda Wabiga Shabeelle beeraha deegaannadaas.

Waxaa xilligani ka socda beeraha deegaannada dhinaca waqooyi ee magaalada Baladweyne shaqooyin badan oo ka mid ah Cagafta lagu falo beeraha abuurka miraha qudaarta noocyadooda kala duwan, maaddama fatahaaddii uu wabiga Shabeelle sameeyay cagta mariyay dalagyadii ay beerteen dadka deegaanka, balse, dib ayay u bilaabeen dadka howlaha tacabka beeraha.

Qaar ka mid ah beeraleyda deegaannada Qooqane iyo Bacaad oo ka tirsan deegaannada waqooyi ee magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka waramay howlaha tacabka beeraha oo ay ku howlan yihiin, iyagoo sheegay in aysan ka quusan doonin in ay wax beertaan.

โ€˜โ€™ Sida caadiga ah marka ay biya-baxadu laabatay waxaan ku guda jirnaa tacabka beeraha, tacabku wuu xiriirsan yahay, raggu waxay diyaar u yihiin in ay shaqeystaan,โ€™โ€™ ayuu yiri mid ka mid ah dadka beeraleyda oo la hadlay warbaahinta.

Dadkan beeraleyda ah ayaa ka hadlay noocyada dalag ay xilligan ku mashquul yihiin in ay beertaan, waxayna sheegeen in ay hadda ku foogan yihiin tacabka miraha โ€˜โ€™Batiiqa iyo Bocorkaโ€™โ€™, Qaraha/Xabxabka, iyo dalagga loo yaqaano Masagada, kuwaas oo dhammaantood beeraleyda ay si siman ugu mashquulsan yihiin beeristooda.

โ€˜โ€™ Biyo-baxadu aad ayay wallaahi noo saameysay, beeraha wey naga gashay, aniga hadda kula hadlaayo lix tacab oo Yaanyo ah, Sisin, Masaggo iyo Bocor waxay iga gelin malahan, iyadoo gacan saar ah, Yaanyada hal gacan oo dalac ah unbaa ka guray inta kale waa ay iga saameysay, hadda waxaan abuureynaa Batiiq,โ€™โ€™ ayuu yiri Duqo Mukhtaar Daahir oo ka mid ah Beeraleyda gobolka Hiiraan.

Beeralayd deegaannadan Qooqane iyo Bacaad ayaa markii hore waxaa sameeyay fatahaada oo wabiga shabelle ka geystay waqooyga magalada Baladweyne taasi oo khasaaro u geystay dalagyadii aay hore u tacbadeen.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta, una qaabilsanaa degmada Baardheere falalka…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo shir looga hadlayo kobcinta awoodda dhallinyarada kaga qeyb galay Imaaraatka Carabta

Imaaraatka Carabta (SONNA):-Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Dubai…

GudahaWararka
February 13, 2023

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb-gali doona shirweynaha 6-aad ee ururka QM u qaabilsan arrimaha deegaanka

Nairobi-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya uga qeyb-gali doono Meertada rasmiga…

GudahaWararka
February 27, 2024

Taliska ciidanka xoogga oo ka warbixiyay howlgal lagu dilay in ka badan 80 Khawaarij ah oo gobolka Mudug

Muqdisho (SONNA) In ka badan 80 ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab ayaa maanta lagu dilay howlgal qorsheysan oo Ciidanka Xoogga dalka…

GudahaWararka
February 21, 2023

Soomaaliya iyo Baxrayn oo ka wada hadlay fursadaha maalgashi ee ka jira dalkeenna

Jiddah-(SONNA)-Qunsulka Guud ee JFS u fadhiya magaalada Jiddah ee dalka Sacuudi Carabiya, Cabdiwali Xersi Cabdulle ayaa kulan la qaatay dhiggiisa…

GudahaWararka
October 2, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023