Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya Iyo Dowladaha Xulafada la ah oo Cambaareeyay tallaabada Israa’iil ee Somaliland
    April 18, 2026
    Wasiir ku-xigeenka cusub ee Waaaaradda Qorsheynta XFS oo xilka la wareegay
    April 18, 2026
    Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka oo xilka la wareegay
    April 18, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qoyska oo shir muhiim ah kaga qeyb gashay Lesotho
    April 18, 2026
    Guddoomiye Abshirow oo khudbad ka jeediyay shirweynaha Baarlamaanada Adduunka
    April 18, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Barnaamij lagu afurinaayo dadka barakacayaasha ah oo ka socda Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Barnaamij lagu afurinaayo dadka barakacayaasha ah oo ka socda Muqdisho
Gudaha

Barnaamij lagu afurinaayo dadka barakacayaasha ah oo ka socda Muqdisho

By Kulane
Last updated: March 6, 2026
1 Min Read
Share

Muqdisho.SONNA…. Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa maalin kasra si rasni ah loga fuliyaa barnaamij samofal ah oo loogu talagalay in lagu taageero dadka barakacayaasha ah iyo kuwa taagta daran ee ku nool degmooyinka gobolka.

Barnaamijkaan xagga samofalka ah waxaa soo abaabulay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,kaas oo lagu quudiyo dadka masaakiinta ah ee ku jira xeryaha ay degan yihiin dadka barakacayaasha ah.

Madaxa Shaqaalaha Gobolka Banaadir Maxamed Afrax oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in maalin kasta ay quudiyaan kun qoys oo kamid ah barakacayaasha ku dhaqan gudaha Muqdisho.

Malinimadii shalay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa raashin afur ah oo bisil gaarsiiyay qoysas ku sugnaa aagga hotel Ramadaan oo kulmiya degmooyinka Yaqshid,kaaraan iyo Hilawaa.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya Iyo Dowladaha Xulafada la ah oo Cambaareeyay tallaabada Israa’iil ee Somaliland

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Pakistan, Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jamhuuriyadda…

April 18, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maxkamadda sare ee dalka oo u fariisatay dhageysiga dacwad ka dhan maamulka gobolka Banaadir

Muqdisho (SONNA): Maxkamadda sare ee dalka, gaar ahaan qeybteeda maamulka ayaa maanta u fariisatay dhageysiga gar maqalkii 3-aad ee dacwad…

GudahaWararka
September 11, 2023

Xuseen Sheekh: Itoobiya waxaan kaga adkaanay Diblomaasiyad

Muqdisho(SONNA);-La taliyaha Madaxweynah JFS ee Arrimaha Dastuurka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud oo u waramay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay guulaha…

GudahaWararka
May 19, 2024

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo xariga ka jaray laanta cusub ee Bangiga dhexe ee laga hirgaliyey Magaalada Jowhar

Jowhar, (SONNA);- Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xariga ka jaray Laanta cusub ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya…

GudahaWararka
October 19, 2023

Ciidanka ammaanka oo howlgal sifayn ah ka wada xarunta Godka Jilicow

Muqdisho,(SONNA): Maanta abaaro 4:40 galabnimo, maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ayaa weerar naf-halignimo ah ku qaaday xarunta Godka Jilicow, oo ka…

GudahaWararka
October 4, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023