Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini
    June 1, 2026
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Bannaanbaxyo ka socda dalka Ivory Coast
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Bannaanbaxyo ka socda dalka Ivory Coast
CaalamkaGudahaWararka

Bannaanbaxyo ka socda dalka Ivory Coast

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 11, 2020
3 Min Read
Share
Supporters of Ivory Coast's opposition coalition parties gather during a stadium rally to protest against President Alassane Ouattara's bid for a third term, in Abidjan, Ivory Coast October 10, 2020. REUTERS/Macline Hien

Abidjan-(SONNA)- Kumanaan qof oo ka mid ah taageerayaasha mucaaradkaa Ivory Coast ayaa isugu soo baxay caasimadda Abidjan, waxayna ka soo hor jeedaan qorshaha madaxweyne Alassane Ouattara uu markii sadexaad ugu tartamayo xilka madaxtinimada dalkaasi ku yaalla galbeedka Afrika. Xiisadda ayaa kor u sii kacaysa ka hor doorashada sida wayn loogu loolami doono.

Sadex todobaad ka hor xilliga codbixinta oo ah 31 bishan October, ayaa ku dhowaad 20,000 oo ruux waxaa ay isugu soo baxeen garoonka cayaaraha magaalada ganacsiga galabnimadii sabtida, ayagoo sitay boorar ay ku qoran yihiin hal ku dhegyo ay ka mid yihiin “dadku ma rabaan in xilli sadexaad oo sharci daro ah”

Ouattara, 78 sano jir ah, ayaa bishii August ku dhawaaqay in uu ka qaybgali doono doorashada ka dib markii ninka xisbiga talada haya ee RDHP u soo sharaxeen doorashada uu geeriyooday.

Go’aanka madaxwaynaha ayaa waxaa ka carooday mucaaradka, oo sheegaya in Ouattara uu ku xadgudbay dastuurka.

Ouattara ayaa xilka haya muddo 10 sano ah, dastuurka dalkaas ayaa qaba in madaxweynaha loo ogol yahay in labo xilli uu u tartami karo kursiga ugu sareeya dalka, hase yeeshee 2016 ayaa dastuurka wax ka bedel lagu sameeyay.

Golaha dastuurka dalka Ivory Coast ayaa sadex musharax oo keli ah u ogolaaday in ay ka qaybgalaan doorashada, waxaana kamid ah madaxweyne hore Henri Konan Bedie iyadoo dadka loo diiday doorashada uu ka mid yahay madaxweynihii hore Laurent Gbagbo.

In ka badan 3,000 oo ruux ayaa ku dhimatay rabshado ka dhashay doorashadii lagu murmay ee Ivory Coast 2010 ill 2011.

Mucaaradka ayaa shacabka ugu baaqay in ay sameeyaan kacdoon ka dhan ah xukuumadda, sidoo kale waxaa ay qaadaceen ka qeybgalka doorashada.

“Talada aan madaxweyne  Ouattara siinayo waa in dadka reer Ivory Coast ka wadahadlaan arrintan. Waxaan rabnaa nabad. Dagaal ma doonayno ,” sidaa waxaa yiri Eve Botti, oo kamid ah taageeriyaasha xisbiga  mucaaradka ah ee FPI, oo Reuters la hadlay.

Horaantii todobaadkan, wakiilo ka kala socda; urur goboleedka galbeedka Afrika ECOWAS, Midowga Afrika  iyo QM ayaa tagay Abidjan ayagoo la kulmay saraakiisha mucaaradka iyo ururada bulshada rayidka ah.

Ururka  ICG ee xasaradaha adduunka ayaa ku baaqay in doorashada dib loo dhigo,isla markaana la saxo qaladaadka jira.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐨𝐲𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐮𝐪𝐮𝐮𝐪𝐮𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐚𝐟𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐘𝐞𝐦𝐞𝐧

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Dowladda Yemen…

GudahaWararka
May 11, 2025

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA

Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalna Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga…

GudahaWararka
August 25, 2025

Baraziil :Taageerayaasha madaxweynihii hore oo weerarary goobo muhiim ah iyo boliiska oo qabtay tiro boqolaal ah

Booliiska Dalka Braasiil ayaa xabsiga dhiogay  in ka badan 300 oo qof,kadib markii taageerayaasha madaxweynihii hore ee dalkaasi ay rabshado…

Caalamka
January 9, 2023

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee XFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga 51-aad ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC)

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay Kalfadhiga 51-aad ee…

GudahaWararka
June 21, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023