Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
    Ciidanka Xoogga iyo Saaxiibada Caalamka oo Jubbada Dhexe  ku dilay maleeeshiyaad khawaarij ah
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar  
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Baarlamaanka JFS oo maanta mar kale ka dooday arrimaha Dastuurka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Baarlamaanka JFS oo maanta mar kale ka dooday arrimaha Dastuurka
GudahaWararka

Baarlamaanka JFS oo maanta mar kale ka dooday arrimaha Dastuurka

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: February 14, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Kulanka 12-Aad ee wadajirka oo ka dhacay xarunta Golaha Shacabka waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe,waxa uuna kooramkiisa ku furmay 152-Xildhibaan oo Golaha Shacabka ah Iyo 28-Xildhibaan oo Golaha Aqalka sare ah taasoo wadarta guud ee guntanka ama Kooramka kulanka uu ku furmay ka dhigeysa 180-Xildhibaan.

Ajendaha Kulanka maanta waxa uu ahaa Dib-u-eegista Dastuurka,Marxlada labaad oo ah Ka Doodista Soo jeedimaha wax-kabadalka Dastuurka gaar ahaa cutubka koowaad op ka hadlaya baaqa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qodobadiisa koowaad ilaa sagaalaad.

Xildhibaanada labada Aqal ee BJFS oo kulanka ka hadlay ayaa fikirkooda ka dhiibtay dooda maanta ee dib u eegista dastuurka gaar ahaan cutubka koowaad,waxaana arrimaha aadka looga dooday ka mid ahaa in qoondada haweenka ee ka qeyb galka siyaasadda in dastuurka lagu xuso Iyo Sidoo kale shaqada maxkamada sare Iyo tan dastuuriga ah.

Kulanka waxaa goob joog ahaa guddiga dib u eegsita Iyo la socodka hirgelinta dastuurka ee Baarlamaanka labadiisa Aqal,guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka iyo Sidoo kale qubaro iyo qaar ka

Mid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha

Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan qaar ka mid…

January 9, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay xasuuq ba’an ka waddo gobolka Amxaarada

Addis ababa-(SONNA)-Guddiga madaxa bannaan ee xuquuqul Insaanka Itoobiya ayaa sheegay in ciidanka amniga dowladdu ay gobolka Amxaarada ku dileen ugu…

GudahaWararka
February 14, 2024

Xaflad diimeed oo sababtay dhimashada 44-ruux oo Israel ah

Ugu yaraan 44 qof ayaa lagu dilay isbuurasho ka dhacday xaflad diimeed oo lagu qabtay Buurta Meeroon ee dhacda waqooyiga…

Caalamka
April 30, 2021

Xubin ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka

Awdiinle, (SONNA):- Taliye ku xigeenka Ururka 45-aad ee Guutada 8-aad Qeybta 60-aad, X/Liibaan Cali Maxamed Ahmed Nuur (Cali Jiirey), ayaa…

GudahaWararka
November 1, 2024

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo kormeeray isbitaalka deegaanka Gawaan ee gobolka Mudug+SAWIRRO

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiiro, Xildhibaano Iyo maamulka…

GudahaWararka
August 10, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023