Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Ardayda dugsiga sare ee Cabdullaahi Ciise oo ka qeyb qaadanaya olalaha dhireynta “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Ardayda dugsiga sare ee Cabdullaahi Ciise oo ka qeyb qaadanaya olalaha dhireynta “SAWIRRO”
Wararka

Ardayda dugsiga sare ee Cabdullaahi Ciise oo ka qeyb qaadanaya olalaha dhireynta “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 3, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Ardayda dugsigya sare ee Cabdullaahi Ciise Maxamuud ayaa waxa ay ku dhawaad Boqal geed ku wareejiyeen ururka Horseedka Horumarka oo ah urur isku xilqaamay in ay ka shaqeeyaan dhiraynta deegaannada Gobalka Mudug.

Munaasabada ay ardaydu ku weereejinayeen geedaha ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Guddoomiyaha ardayda Cabdishakuur Cabdulqaadir Cusmaan iyo Aniso Maxamed Cali oo ka mid ahaa ardayda dugsiga sare ee Cabdulaahi Ciise, waxayna sheegeen in geedahani ay biloowyihiin kaalinta ardaydu ay ka qaadanayaan dhiraynta iyo xoojinta bilicda magaalada Gaalkacyo.

Maamulaha Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Cabdullaahi Ciise Maxamuud mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cilmi ayaa sheegay in Ardayd iskuulka Cabdulaahi Ciise ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada horumarinta adeegyada ay bulshadu u baahanyihiin, isagoo xusay in ardayda ay door weyn ka qaadanayaan garab istaaga cid kasta oo ka shaqeeyneysa Danaha bulshada.

“Ardayda waxa ay kal hore qaateen tabarucaadda dhismaha waddada isku xirta magaalooyinka Hobyo iyo Gaalkacyo, taas oo xaqiiqdii ah mashruucii ugu weynaa ee ay bulsho Soomaaliyeed ay u istaagaan in ay ku dhistaan si isku tashi ah, iyagoo wax gacan ah ka heleyn hay’ado ama dowlado maanta mira dhalkeedii uu waxyar ka dhiman yahay, maadaama lagu guuleystay in la dhiso intii ugu badneyd uguna dhibka badneyd waddada” ayuu yiri Cabdiraxmaan.

Gudoomiyaha Ururka Horseedka Horumarka Barre Sheekh Saciid ayaa uga mahadceliyay ardayda iyo maamulka Dugsi Sare ee Cabdulaahi Ciise kaalinta ay ka qaadanayaan dhireynta iyo hagaajinta bilicda Gaalkacyo, isagoo tilmamay in dalkaan dhallinyaradiisu ay isku xilqaameen olalaha guri iyo geed oo ah halku dhiga ururka horseedka horumarka Mudug.

Ardayda ayaa sidoo kale lagu wadaa in Ururada Dhallinyarada Isxilqaamayaasha Gaalkacyo ee Puntland ay gaarsiiyaan geedo loogu talagalay dhireynta magaalada Gaalkacyo, taasoo ah mid muujineeysa isdhax galka iyo horumarka dhanka nabadda ee ka jira Gaalkacyo.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Beeraha oo daah furay tababar  30-dhallinyaro ah lagu barayo cilad bixinta iyo ku shaqeenta cagafta

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka JFS Xil. Mohamed Abdi Hayir ayaa daah furay barnaamijka tababarka farsmada gacanta ee cagafyada kaas…

GudahaWararka
July 20, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray wasaaradda gaashaandhiga

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka. Kormeerkan ayaa qeyb ka…

GudahaWararka
May 22, 2025

Maareeyaha SODMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray jalalaqsi

Hiiraan(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafti uu hoggaaminayo oo uu qeyb ka yahay Agaasimaha Waaxda Caafimaadka…

GudahaWararka
March 15, 2025

Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab oo duqeyn lagu khaarijiyay

Muqdisho(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada Mareykanka ayaa howlgal khasaare uu ka soo gaarey maleeshiyada argagixisada Al-shabaab ka fuliyay…

Wararka
December 10, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023