Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda oo ahmiyad gaar ah siinaysa sugnaanta cunnada
    March 31, 2026
    Guddoomiyaha Guddiga madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir caalami ah uga qayb galay Geneva
    March 31, 2026
    Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka oo Baydhabo gaaray
    March 31, 2026
    Xulka K/Cagta Qaranka oo caawa la ciyaaraya dhiggooda Mauritius
    March 31, 2026
    Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”
    March 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: AMISOM oo tababar usoo xirtay xubno ka tirsan Boliiska Koofur Galbeed
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > AMISOM oo tababar usoo xirtay xubno ka tirsan Boliiska Koofur Galbeed
GudahaWararka

AMISOM oo tababar usoo xirtay xubno ka tirsan Boliiska Koofur Galbeed

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 28, 2021
1 Min Read
Share

Baydhabo-(SONNA)-25 xubnood oo ka tirsan saraakiisha Booliska dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya ayaa tababar soconayay muddo todobaad ah loogu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Tababarkan oo ay bixinaysay waaxda Boliiska ee AMISOM ayaa lagu baranayay casharro la xiriira baaritaannada dembiyada, maareynta iyo la dagaallanka Argagixisada, xog uruurinta iyo adeegsiga siraha, baadi goobka iyo soo qabashada tuhmanayaasha IWM.

Taliyaha Booliska Gobolka Baay, Col; Amiin Maxamed Cismaan, ayaa sheegay in tababarkan gaarka ah uu yahay mid sare loogu qaadayo tayada Booliska Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, si ay uga hortagaan, u maareeyaan, isla-markaana ula dagaallamaan Argagixisada.

“Tababarkan wuxuu ahaa mid baahi weyn loo qabay oo awood u siinaya hay’adaha ammaanka inay ka hortagaan qorshayaasha iyo tabaha ay Al-Shabaab ku doonayaan inay argagax ku geliyaan oo ay naf iyo maalba ku burburiyaan,” ayuu yiri Col. Amiin.

Bisong Ejue, oo ka mid ah saraakiisha Booliska AMISOM ayaa sheegay in tababarku uu kor u qaadayo xirfadaha lagu horumarinayo xiriirka ka dhaxeeya Booliska iyo bulshada, wuxuuna intaa raaciyay in saraakiishu ay haatan leeyihiin faham buuxa oo ku aaddan la dagaallanka Argagixisada iyo baarista dembiyada tuhmanayaasha.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda oo ahmiyad gaar ah siinaysa sugnaanta cunnada

Muqdisho (SONNA): Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay…

March 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Argagixisada Alshabaab oo isaga baxay Degmadda Jammaame ee Gobolka Jubada Hoose.

Muqdisho (SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed oo kasoo ruqaansaday deegaanka Araare, islamarkaana cagta soo mariyay deegaanada Kaban iyo Bangaani ee gobolka…

Wararka
February 20, 2020

Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Qaahira-(SONNA)-Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya mudane, Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Tacliinta Sare iyo…

GudahaWararka
August 16, 2023

Dadka ku barakacay duleedka Baladweyne oo loo sameeyay adeeg biyo dhaamin ah

Wasaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha dowladda federaalka  iyo Wasaaradda Tamarta Hirshabelle ayaa bilaabay biyo dhaamin loo  sameeynaayo ilaa 4 kun…

Wararka
September 30, 2020

Guddoomiyaha SoDMA oo Turkiga iyo Bangiga Adduunka ugu mahad celiyay taageerada hay’adda maaraynta musiibooyinka

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa shir guddoomiyey kulanka joogtada ah ee hay’adda SoDMA kaas oo diiradda…

GudahaWararka
September 15, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023