Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Ambiyo Cali Maxamuud “Ninkaygii ayay dileen,2-wiil oo aan dhalayna waa ay iga afduubteen Khawaarijta”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ambiyo Cali Maxamuud “Ninkaygii ayay dileen,2-wiil oo aan dhalayna waa ay iga afduubteen Khawaarijta”
GudahaWararka

Ambiyo Cali Maxamuud “Ninkaygii ayay dileen,2-wiil oo aan dhalayna waa ay iga afduubteen Khawaarijta”

By Dahir Aadan Cali
Last updated: December 5, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA), Ambiyo Cali Maxamuud, waxay dhibane u tahay Khawaarijtu gabalkooda dhacay ee Al-shabaab,waxay ka mid ahayd dadka ku nool deegaanka Shabeellow ee koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha dalka, maleeshiyada arxanka-daran ayaa waxay ka afduubteen labo wiil oo ay dhashay Ambiyo, kuwaas oo qoyskooda ciidan iyo garab-ba u ahaa, hayeeshee ilaa iyo hadda lama haayo jaan iyo cirib meesha ay dhigeen wiilashii ay afduubteen Khawaarijta, taasina waxay qeyb ka tahay dhibaatada ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed.

Ambiyo Cali Maxamuud ayaa warbaahinta qaranka uga warantay dhibaatada ay u geysteen Khawaarijtu, taas oo ah in ay xoog ku kaxeysteen labo wiil oo ay dhashay, sidoo kalena ay afduubteen mid ka mid ah qaraabadeeda.

Dhinaca kale, waxay Ambiyo sheegeysaa in Khawaarijta gabalkooda dhacay ee Al-shabaab, dagaallo lagula galay koonfurta gobolka Mudug uu ku dhintay Aabihii qoyska, taas oo sii kordhisay gabood-fallada ay u geysteen qoyska Ambiyo Cali Maxamuud oo hadda wali dhibane u ah argagixisada.

” Aniga waxaan ahay gabadha dhibanaha oo hooyo dhibaateysan ah, wiilasheydii la qaatay in muddo labo sanno ah iga maqan yahiin, waa labo wiil oo yar yar mid waa siddeed (8) jir, midna waa 13-sanno jir, marka Allaah baa mahadda iska leh ka dib, Aabahood baa la dilay ilmo agoon ah ayaa heystaa, hanti aan meeshan la imid ma jirin, aniga iyo ilmaheyga kaliya ayaa ahayn, kaamkan ayaa isaga soo qaxnay,”, ayay tiri Hooyo Ambiyo.

Wiilasha laga afduubtay ayay magacyadooda ku kala sheegtay Cali iyo Cabdiraxiin, waxayna xilligii la afduubayay ay deganaayeen meel Baadiyo ah oo ka tirsan gobolka Mudug, halkaas oo ay arxan-laawayaashu ku dhibaateeyeen, waxayna sheegtay in aysan garaneyn waxay ku sugan yihiin wiilasheeda nolol iyo geeri, iyadoo gargaar ka dalbatay dadka muslimiinta ah.

” Wax hanti ah oo odayga nooga dhintay maba jiraan, Ari shan iyo toban neef ah ayuu nooga dhintay wax kale oo hadda uu nooga dhintay ma jiraan,guryo, dhul iyo xoolo kale ayuu san nooga dhiman, muslimka ayaa na gacan qabtay meeshan kaamka ah ayaa iska degay,”.

Ugu dambeyn. Hooyo Ambiyo Cali Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay meel uga soo wada jeestaan Khawaarijta arxanka-daran ee carruur,ciroole iyo haween aan kala saareyn, iskana dhiciyaan, iyadoo dhinaca kale, bogaadisay howlgalladda dalka looga ciribtirayo Khawaarijta oo meelo badan oo dalka ka mid ah laga xoreeyay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay degaanno hoos taga Qoryooleey

Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada qalabka sida ee DFS ayaa Khawaarijta kala wareegay degaanno hoos taga degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellada hoose. Taliyaha ciidanka…

GudahaWararka
October 4, 2023

Wasaaradda maaliyadda oo ka digtay jabinta nidaamka canshuuraha

Muqdisho (SONNA): Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Cabdiqafaar Cilmo Xaange ayaa maanta shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo…

GudahaWararka
August 18, 2025

Ciidanka Xoogga Dalka oo Xoreeyay Xawaadley

Muqdisho - SONNA- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo…

GudahaWararka
March 11, 2026

Wasiirka Warfaafinta KG oo ka tacsiyadeeyay geerida Agaasime Cabdirisaaq

Muqdisho(SONNA) Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ilyaas Saciid…

GudahaWararka
August 16, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023