Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Akhriso: magacyada horjoogayaashii la khaarijiyay+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Akhriso: magacyada horjoogayaashii la khaarijiyay+sawirro
Wararka

Akhriso: magacyada horjoogayaashii la khaarijiyay+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 14, 2020
2 Min Read
Share

Sh.Hoose(SONNA)ย  Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka ayaa maanta la wareegay degmadda Kuntuwaareey ee gobolka Sh.hoose, halkaasi oo aheyd xaruntii ugu Weynaa ee maleeshiyada Alshabaab ee gobolka Sh.hoose.
Dagaal kooban oo ka dhacay halkaasi ayaa waxaa lagu dilay Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad katirsan Argagixisada, iyaddoo qaar kale nolosha lagu qabtay.
Ciidanka Danab ayaa Xabsi ku yaalla Degmadda Kuntuwaareey kasii daayey dad Shacab ah oo Kooxda Alshabaab u xirnaa, waxaana sidoo kale ay soo badbaadiyeey Caruur ay Nabad diidka u tababarayeen Is-qarxinta iyo Dagaalada.
Xiliga ciidanka kumaandooska gudaha ay ugalayeen kuntuwaareey waxaa uu shir uga socday qaarkamid ah horjoogayaasha al-shbaab kuwaasi oo qaarkood ladilay qaarna ladhaawacay qaarna nolosha lagu qabtay halka kuwa kalana ay si dirqi ah kubaxsadeen.
Horjoogeyaasha lagu dilay Howlgalkaan ayaa kala ah:-
1- Madaxa Jugta Culus ee Gobalka Sh.Hoose Maxamuud Axmed Gaboobe Raage (Daariq)
2- Madaxa Maaliyadda Kuntuwaareey Qaalid Cumar Sariix.
3- Madaxa Maxkamadda Kuntuwaareey iyo degaanada hoos yimaada Muxsin Shiikh Cali.
4- Madaxa Jabhadda ka howlgasha Kuntuwaareey (Saalaxudiin)
Taliyaha Guutada 16aad ee Kumaandooska Danab Gle Ismaaciil Cabdi maalik maalin ayaaย  sheegay in Ciidamada ay howlgalo ka wadaan Xaafadaha ay ka kooban tahay degmadda Kuntuwaarey, iyaggoo ku raad jooga baxsadka maleeshiyaadka Alshabaab ee laga itaalka roonaaday.
Degmadda Kuntuwaarey ayaa waxa ay aheyd Goobta kaliya ee xoogga Shabaabka ku haray, waxayna sidoo kale Ciidanka Danab kaabiga ku hayaan Sablaalle oo ay gaareen firxadka maleeshiyadii isaga Carartay Kuntuwaarey.
Waxaa sidoo kale u suura gashay Ciidamada in ay bur buriyaan Bambooyin Argagixisada ay u diyaariyeen dhagridda dadka & Dalka.
Howlgalkaan ayaa qeyb ka ah Qorshaha Ciribtirka Argagixisada Alshabaab ee Xidida siibka uu ku socdo, iyaddoo Alshabaab lagala wareegay furaha dagaalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Bidhaan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya kala hadlay hanaanka deyn cafinta

Muqdisho(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka…

GudahaWararka
December 5, 2023

Gudoomiyaha golaha shacabka iyo Ra’iisal wasaaraha dalka oo ka tacsiyeeyey geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Muqdisho (SONNA)- Ra'iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Ugaas Xasan…

GudahaWararka
February 23, 2021

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo ku baaqay dhammaystirka wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta

Muqdisho(SONNA):-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa waxa uu caddeeyay in wadatashiga siyaasadda qaran ee…

GudahaWararka
January 31, 2022

Shirka Isku xirka Howlaha Laamaha iyo Xaafiisyada Hey’adda socdaal iyo Jinsiyada oo loo qabtay nidaamka Fogaan aragga oo warbixin lagu kala qaadtay

Muqdisho:(SONNA)-Agaasimaha guud ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col, Maxamed Aadan Koofi ayaa maanta furay Shirka Isku xirka Howlaha Laamaha iyo…

Wararka
June 3, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023