Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Ajaaniibta Khawaarijta oo qarka u saaran iney toos u dagaalammaan(Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Ajaaniibta Khawaarijta oo qarka u saaran iney toos u dagaalammaan(Warbixin)
Maqaallada

Ajaaniibta Khawaarijta oo qarka u saaran iney toos u dagaalammaan(Warbixin)

By Abdulkadir
Last updated: March 29, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Kooxda khawaarijta arxanka daran ee Al-shabaab oo mudda dheer dhibaato ku heysay shacabka soomaaliyeed ayaa hadda wajaheysa xaalad bur-bur iyo kala carar ah,kadib markii ay jab xooggan ka soo gaaratay dagaalka xaq u dirirka ah ee geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaanka oo khawaarijta ka saaray degaanno badan.

Intaa kadib waxa kala shaki iyo cabsi weyn ay soo kala dhaxgashay horjoogayaasha Maleeshiyada khawaarijta oo qarkood la go’doomiyay,halka kuwa kalan ay dileen waxan sababta arintaa ay tahay cabsida ay ka qabaan ciidanka xoogga dalka ,kuwa degaanka iyo saaxiibada caalmaka oo harsi iyo hoyaad u diiday khawaarijta gabalkoodu dhacay,khilaafkaa ayaa hada u sii gudbay horjoogayaasha ajaanibta ah ee ku jira khawaarijta kuwaa qarka u saaran in ay dagaalamaan.

Warbaahinta Qaranka ayaa xaqiijisay in horjoogayaasha ajaanibta ee kooxda khawaarijta ay u kala qeyb sameen laba garab,horjoogihii hoggaamin jiray kooxda ajaanibta oo lagu magacaabo Salmaan (Muhaajir) oo ka soo jeeda Kenya ayaa hada gadooday oo gaar ula baxay tira maleeshiyaad ajaanib ah iyo kuwa Soomaali ah oo fikir ahaan tageersan dhammaantoodana katirsan khawaarijta.

Salmaan Muhaajir oo loo saariyay guul darada ah in ajaanibta ay ka gaabisay  in tagaan furumaha dagaalka oo ay ka qeb galaan dagaalka Maleeshiyada khawaarijta ee soomalida ah oo ay qaldeen,waxana intaa kadib laga joojiyay wax alaala wixii uu ka heli jiray khawaarijta oo ay kamid tahy dhaqaalaha sida xoogga ah looga qaado ganacsatada Soomaaliyeed iyo in uu hoggaamiyo maleeshiyad ajaanibta ah waxan laga dhigay howlgab oo waa la go’doomiyay kamana bixi karo degmada jilib ee gobolka jubbad dhexe oo uu hadda ku suganyahay.

Ma dhaafi karo Salmaan Muhaajir oo dalkiisa Kenya dambiya ka soo galay islamarkaana dowaladda Kenya hada ay baadi goob ugu jirto degamada Jilib iyo degaanada ku xeeran,badalkii waxaa horjoogayaaasha ajaanibta èe khawaarijta katirsan hada loo dhiibay Jacfar (Sudaani)oo isna ka soo jeeda dalka Sudaan,waxana hada qarka u saaran in jubbooyinka ay ku dagaalamaan labada garab ee ajaanibta khawaarijta Alshabaab katirsan oo ay kala hoggaaminayaan Salmaan Muhaajir  iyo Jacafar Sudaani oo ka soo jeeda dalka Sudaan.

Tirada ajaanibta ah ee ku sugan dalka oo u badan Afrikaan kasoo kala jeedo kenya iyo Tanzania  Ayaa gaaraya ilaa seddex boqol(300),warka qaar ayaa sheegay in Salmaan Muhaari uu billaabay in uu ugaarsado ajaanibta ka agdhaw Jacfar Sudaani,waxana tan muujineysa bur-burka ku yimid kooxda  khawaarijta oo mudda dheer dhibaato kala duwan ku heysay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaa guud ahaanba maleeshiyada khawaarijta Al-shabaab bilihii u danbeysay ay ahay mid si xooggan u soo ifbaxayay khilaaf soo kala dhaxgalay horjoogayaashooda oo laba garab u kala jabay,iyadoona dhinac walba kan kale uu u saarinayo jabka kooxda ka soo gaaray degaallada,tani waa wax cusub in horjoogayaasha ajaanibta ah ee Al-shabaab katirsan is khilafaan kuwaa oo u badan Kenya iyo Tanzania walow ay jiraan kuwa kale oo dalka ku sugan kuwaa oo ka bar-bar dagaalama kooxda Daacish.

Arintaani ayaa hada waxa muujineysaa
mid soo da’dajineysaa bur-burka khawaarijta  oo mudda dheer  dhibaata ku heysay shacabka Soomaaliyeed.

Ciidanka dowladda iyo kuwa degaanka ayaa tan iyo markii ay billaabeen howlgallada ka dhanka ah khawaarijta waxa ay gacanta ku dhigeen degaanno,iyo degmooyin katirsan gobolada dalka oo mudda dheer khawaarijtu  dhibaato ku heysay shacabka Soomaaliyeed,kuwaa oo hada dareemayo Necaaw xornimo.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xogihii ugu dambeeyay goobaha ciidanka Qaranku ku wajahayaan Khawaarijta (Warbixin)

Muqdisho.(SONNA):- Argagixisada dhibaatada adag ku haysay dalka muddooyinkan waxay wajahayaan xaalad adag oo ka dhalatay howlgallada socda oo ay iska…

Maqaallada
April 12, 2023

Maalinta Warbaahinta Soomaaliya ee 21-ka Janaayo (Warbixin)

Warbaahinta,waa muraayad laga  daawado  taariiikhda soo jireenka ah iyo horumarka dal kasta uu ka gaaray dhinacyada waxbarashada,tiknalojiyadda iyo guud ahaan waxqabadka…

MaqaalladaWararka
April 5, 2021

Waa bilowga xisaabtanka wanaag & xumaan (WARBIXIN)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose oo Khawaarijta jab xooggan…

GudahaMaqaallada
September 12, 2023

Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda

Muqdisho(SONNA):-Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah…

MaqaalladaWararka
May 3, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023