Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawladda oo ka shiraya qorshe hawleedka sanadka 2021-da
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawladda oo ka shiraya qorshe hawleedka sanadka 2021-da
Wararka

Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawladda oo ka shiraya qorshe hawleedka sanadka 2021-da

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 9, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Agaasimaha guud ee wasaaradda qorhseynta maal-gashiga iyo horumarina dhaqaalaha dowladda Soomaaliya, oo maanta guddoominayey shirkii toddobaadlaha ahaa ee wasaaradda, ayaa waxaa lagu gorfayeey waxyaabaha u qabsoomay waaxyaha wasaaradda, u diyaar garowga shirkaย  Agaasimiyaasha Guud ee dowladda oo berri ka qabsoomayo magaalada muqdisho, isla markaanaย  lagu soo bahdigayo qorshe howleedka wasaaradaha dowlada iyo hayโ€™adaha kaabayaasha ahย  2021 Sanadkan, iyo sannadkii hore 2020, waxyaabahii qabsoomay, kuwa aan hir-gelin iyo weliba sidoo kale himilooyinka dalkeena hiigsanayo waqti dhow.

Agaasimaha guud mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan (Cabdul) ayaa tilmaamo ka bixiyayย  shaqooyinka socda iyo sidii loo xoojin lahaa, sidoo kale waxa uu carabka ku dhaftay in dalkeena dadka uu sugayayo In ay tahay innaga isla markaana waxaana u baahahanahay in qof kasto naga mid ah in uu u shaqeeyo shan qof, anaga ayaa sama-tabixin nagala doonayaa, wasaaradda Qorsheynta waa wadanaha dalka, marka waa in aan sidaas ula socona waxa nagala filayo mahan wax halkaan ku yaalo aan gacmaha is qabsan hala xoojiyo wada shaqeynta hayโ€™adaha dowladda iyo xariirkooda.

Wasaaradda ayaa daddaal xooggan ugu jirto amba-qaadka geeddiga sanadka 2021 in la xaqiijiyo hadafyada iyo shaqooyinka dhaxal galka ah in la xaqiijiyo, tasoo talaabo wanaagsanย  oo hori loo qaaday u tahay hirgalinta Qorshaha horumarita qaranka-9aad.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shir looga tashanaayey horumarinta biyaha Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Shir looga tashanaayay qorshaha horumarinta biyaha Galmudug ,ayna ka qeyb galay masuuliyiin ka socda xafiiska raโ€™iisul wasaaraha dalka,wasaaradda tamarta iyo…

Wararka
August 5, 2020

RW Xamsa oo sheegay in hayโ€™adda Duulista Rayidka ay ku jirto heyโ€™adaha ugu kobaca badan

Muqdisho (SONNA):- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka qayb galay munaasabdda xuska maalinta Caalamiga…

GudahaWararka
December 7, 2023

Ciidamada Xoogga Dalka oo fuliyay howlgal guuleystay

Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garabsanaya Ciidamadda Uganda ee UPDF ayaa guul weyn ka gaaray dagaalka lagula jiro…

GudahaWararka
June 21, 2025

Wasiir Fiqi: “Qoladii lahaa doorashadu ma dhici doonto, waxaan ka sugaynaa inay noo hambalyeeyaan bulshadana bogaadiyaan.”

Muqdisho(SONNA):-wasiirka wasaaradda gaashaandhiga xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa ugu hambalyeey shacabka Soomaaliyeed guusha ay ka gaareen qabsoomida…

GudahaWararka
December 25, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023