Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta oo tababar Afka iyo dhaqanka ku saabsan u furay in ka badan 70-wariye
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta oo tababar Afka iyo dhaqanka ku saabsan u furay in ka badan 70-wariye
Wararka

Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta oo tababar Afka iyo dhaqanka ku saabsan u furay in ka badan 70-wariye

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 14, 2020
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala, Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo Tababarada Wasaaradda Warfaafinta  Mudane Cabdirixiin Ciise Caddow, Agaasimaha Radio Muqdisho Mudane Yaxye Cali Faarax,  Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed SONNA mudane Cali Cabdiqaadir Cali iyo Agaasimaha Farsamada Eng, Cabdiqaadir Muxudiin Khaliif ayaa ka qeyb galay tababar loo furayay 70 suxufi oo isugu jira Warbaahinta Qaranka iyo kuwa Madaxa Banaan, kaasi  oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta.

Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Waaxda Shaqaalaha iyo tababarada ee Wasaaradda Warfaafinta kuna saabsan Af-ka iyo Dhaqanka oo ay bixinayaan Maxamed Xasan Cirro iyo Axmed Faarax Cali Idaajaa oo ah quburo ku xeel dheer Af-ka Soomaaliga iyo Dhaqanka ayaa socon doono muddo labo cisho ah.

Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo tababarada ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirixiin Ciise Caddow ayaa sheegay in tababarkan uu ahmiyad gaar ah u leeyahay dhamaan suxufiyiinta ka qeyb galaya,

“Suxufiyiinta tababarkan ka qeybgalaya waxa ay ka koobanyihiin 76, 46 ka tirsan Warbaahinta Qaranka qeybaheeda kala duwan, 20 ka socotay Warbaahinta sida gaarka ah loo leeyahay iyo 10 suxufi oo ah ardayda kuliyadda Saxaafadda ka barato Jaamacadda Ummadda ee aqoon kororsiga u yimaada Warbaahinta Qaranka, runtii waxaan rajeynayaa inaad ka faa’iidi doontaan aqoon badan” ayuu yiri Agaasime Cabdirixiin.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala oo furay tababarka aqoon kororsiga ah ayaa sheegay in suxufiyiinta nasiibka u yeeshay tababarka ay ka faa’iideystaan fursadda soo martay.

“Waa fursad laga yaabo in inbadan oo halkan fadhiso aysan soo marin, laga ogeyn in ay soo mari doonto, tababarkan waxa uu ku yimid dareenka Ustaad Idaajaa oo sanad ka hor balan qaaday in uu tababar qaban doono, waxaana idinku boorinayaa inaad fursadan ka faa’iideysataan”. Ayuu yiri Agaasime Cabdiraxmaan Al-Cadaala.

Tababarka ayaa suxufiyiintii ka qeyb galaya waxa ay mudda labada cisho ah qaadan doonaan casharo la xiriirta xogwaran ku saabsan taariikhda saxaafadda Soomaaliya iyo dhaqanka.

    

        

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray meelihii ay ka dhaceen shaqaaqooyinkii Baydhabo “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku guda jira xalinta tabashooyinka…

GudahaWararka
January 19, 2023

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray dhismaha xarunta dhallinyarada gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Muqdisho-(SONNA)_Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa xiriga ka jaray dhismaha xarunta dhallinyarada gobolka…

Wararka
December 21, 2019

Ra’iisul wasaare Rooble oo guddoomiyay shirka tiirka arrimaha bulshada “SAWIRRO”

Muqdisho…(SONNA)..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada oo looga hadlay mashaariicda lagu…

GudahaWararka
September 19, 2021

Wasiirka Deegaanka oo ka qaybgashay shir caalami ah oo looga hadlayo isbedelka cimilada

New York, (SONNA): Shir heerkisu sareeyo oo looga hadlayay qaxootiga u barakacay isbedelka cimilada ayaa maanta ka dhacay magaalada New…

GudahaWararka
September 26, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023