Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Agaasime Xayir “Qof kasta oo ka tirsan Wasaaradda waa in ay ka qeyb qaadato dagaalka Khawaarijta”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Agaasime Xayir “Qof kasta oo ka tirsan Wasaaradda waa in ay ka qeyb qaadato dagaalka Khawaarijta”
GudahaWararka

Agaasime Xayir “Qof kasta oo ka tirsan Wasaaradda waa in ay ka qeyb qaadato dagaalka Khawaarijta”

By Abdulkadir
Last updated: August 27, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dakxiiska Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa sheegay in wasaaradda warfaafinta ay qeyb weyn ka qaadaneyso dagaalka lagu jiro khawaarijta.isagoo shaqaalaha kula dar-daaramay in ay sii xoojiyaan howsha ay u hayaan Qaranka oo ay ka mid tahy dagaalka lagula jiro khawaarijta

Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta ayaa hadalkaan ka sheegay shir maanta la isugu yeeray guud ahaan shaqaalaha wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya,halkaa oo uu agaasimaha ugu sheegay sida ay muhiimka u tahay in khawaarijta lagula dagaalamo dhinaca warabaahinta iyo Sugaanta oo looga baahanyahy Hobollada Waabari nuuc kasta oo sugaan ah in ay khawaarijta kula dagaalamaan.

“qof kasta oo ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta waa in uu ka qeyb qaadato dagaalka iyo farrimaha lagula dagaallamayo Khawaarijta “ayuu yiri Agaasime Cabdullahi Xayir Ducaale

Sidoo kale agaasmiha ayaa faray in qof kasta oo ka shaqeeyo Wasaaradda Warfaafinta in looga baahan yahay in si maalin la’ah bartiis uu ugu qoro erayo lidi ku ah khawaarijta oo ay kamid tahay lacagaha baada ah,iyo sida ay uga been sheegaan  khawaarijtu Diinta Islaamka iyadoo aanan wax been ah lagu dareen.

Waxaa uu tilmaamay sidoo kale Agaasimaha Guud ee warfaafinta  in waax walba  agaasimaheeda iyo shaqaalahaba lagula xisaabtami doono in maalin walba qof walba laga fiirin doono in Bartiisa Fecbooka uu ku qoray erayo kooban oo Bulshada loogu sheegayo ficilada guracan ee kooxda khawaarijta ah.

Agaasimaha Wakaaladda Waranka Qaranka Soomaaliyeed (SONNA) Ismaciil Mukhtaar Cumar (Oronjo), ayaa oo kamid ahaa mas’uuliyiinta goobta ka hadashay  ayaa sheegay in shaqaalaha iyo guud ahaan maamulka wasaaradu ay diyaar u yihiin Dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

“Dhammaanteen waxaan diyaar u nahay Jihaadka ka dhanka ah Khawaarijta ee dalka ka socda”sidaa waxa yiri Agaasimaha Wakaaladda SONNA

Dowladda soomaaliya oo kaashanaysa dadka deegaanka ayaa wada dagaal ka dhan ah khawaaijta iyadoo ay xusid mudan tahy in madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud mudda ku sugan yahay magaalada Dhuusamareeb si uu u dar-dargaliyo howlgallada guud ahaan dalka looga xoreynayo khawaarijta.

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa maalinimadii shalay oo Khamiis aheyd si adag u cambaareeyay weerar ay dadka…

Caalamka
November 14, 2025

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo qaabilay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed ayaa maanta xafiiskii ku qaabilay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya Marwo…

Wararka
July 16, 2023

Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan wacyigelin ah oo la xiriiray qaadashada tallaalka Covid 19

Maamulka Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo gacan ka heleysa hay’adda I.R.C ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabatay kulan looga hadlaayay sidii bulshada…

Gudaha
January 7, 2023

Soomaaliya oo Martigelisay Madaxda Guddiga Luqadda Sawaaxiliga ee EAC

Muqdisho (SONNA) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhoweysay madaxda Guddiga Luqadda Sawaaxiliga ee Urur…

GudahaWararka
December 5, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023