BAYDHABO-SONNA-Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hayβadda Socdaalka iyo Jinsiyadda SoomaaliyaΒ Cabdulkadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa Maanta gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baaydho
Wafdi Waxana halka ku soo dhaweyay Masβuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo isugu jira Wasiiro ,Xildhibaano, Qaar ka mid ah Agaasimiyaasha guud ee koonfur Galbeed iyo Madaxda Hayβadda Socodaalka Jinsiyada laanta Saddexaad ee Koonfur Galbeed iyo Masβuuliyiin kale.
Ujeedka socdaalka wafdiga Agaasimaha Guud ee Hayβadda Socodaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu sheegay u kuurgalida Howlaha Shaqo ee Hayβadda ay ka wado Koonfur Galbeed iyo Wadatashi uu la yeelan doono Madaxda iyo Shaqaalaha Hayβadda.