Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta
    April 22, 2026
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Agaasimaha cusub ee Telefishinka Qaranka oo xilka kala wareegay Agaasimihii hore”SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Agaasimaha cusub ee Telefishinka Qaranka oo xilka kala wareegay Agaasimihii hore”SAWIRRO”
GudahaWararka

Agaasimaha cusub ee Telefishinka Qaranka oo xilka kala wareegay Agaasimihii hore”SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 14, 2020
2 Min Read
Share

MUQDISHO-(SONNA)-Munaasabaddan ay ka soo qeyb galeen Wasiirka warfaafinta XFS, Agaasimaha guud ee Wasaaradda warfaafinta, Agaasimaha guud ee Wasaaradda haweenka, Agaasimaha hab-maamuuska Madaxtooyadda Qaranka, Agaasimaha shaqaalaha iyo tababarada Warfaafinta, Agaasimaha warfaafinta gobolka Banaadir, Ururada Saxaafadda iyo mas’uuliyiin kale ayaa waxaa xilka kula kala wareegayay agaasimaha cusub ee Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed iyo agaasimihii hore Telefishinka

Xil wareejintaan oo ka dhacday xarunta wasaaradda warfaafinta ayaa ugu horreyn waxaa ka hadlay Agaasimaha guud ee Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya mudane Abdinaasir Xuseen wuxuuna sheegay in agaasimaha cusub iyo agaasimihii hore ee Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed inay yihiin labo Agaasime oo ay ku barteen karti iyo aqoon.

Agaasimihii hore ee Telefishinka, Faarax Salaad Dharaar ayaa sheegay in wax badan ay u qabsoomeen muddadii uu joogay xafiiska, isagoona agaasimaha cusub u rajeeyay in uu alle ku guuleeyo mas’uuliyadda cusub ee loo igmaday.

Agaasimaha cusub ee Telefishinka Qaranka mudane, Sharmaarke Maxamed Warsame ayaa agaasimihii hore uga mahadceliyay dadaalladiisi uu Qaranka ugu soo shaqeeyay, wuxuuna tilmaamay inuu halkaas kasii wadi doono shaqada Qaran ee loo igmaday.

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane, Cismaan Abuukar Dubbe ayaa agaasimihii hore ee Telefishinka ku boggaadiyay shaqadi uu qabtay muddadii uu joogay xafiiska, isagoona agaasimaha cusub Telefishinka Qaranka iyo ku xigeenkiisa u rajeeyay in Alle ku guuleeyo howsha loo igmaday ee ah in ay Qaranka u adeegaan.

“Warbaahinta Qaranka shaqadeedu waa isku xir shacabka iyo dowladooda, waa in shacabka la gaarsiiyaa warka dowladda iyo waxaa ay ugu maqan tahay. Saxaafadda Qaranku waxaan rabnaa inay noqoto tan hoggaaminaysa Saxaafadda dalka, tan wacyigalinaysa dadka iyo tan dadka jihaynaysa” ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda warfaafinta Mudane, Cismaan Abuukar Dubbe.

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Muqdisho 22 Abriil 2026: —Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda…

April 22, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Casho sharaf loo sameeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Caalamiga ah ee Iscafinta iyo Nabadda

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeyb galay kulan casho…

GudahaWararka
December 7, 2025

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA) Ra’ii'ul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa galabta qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub oo ay…

GudahaWararka
March 5, 2023

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay iskaashi wadaagga Siihayaha Safaaradda Norway

Muqdisho(SONNA);-asiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda…

GudahaWararka
February 9, 2025

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo kormeeray wasaaradda Warfaafinta

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer ku yimid xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka…

GudahaWararka
October 20, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023