Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray shirka 2-aad ee hay’adda aqoonsiga Qaranka ee NIRA
    November 25, 2025
    Wasiirka amniga oo Marroco uga qaybgalay shirka 93-aad ee INTERPOL
    November 25, 2025
    Wasiirka Qoyska oo daahfurtay ololaha 16-ka Maalmood ee la dagaallanka tacadiyada loo geysto Haweenka
    November 25, 2025
    NISA oo hawlgal ku dishay horjoogihii khawaarijta u qaabilsanaa Qaraxyada Shabeellaha hoose
    November 25, 2025
    Wasiirka Maaliyadda oo Daah-furay Mashruuca SPRING ee Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya
    November 25, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
Reading: Agaasimaha Cusub ee Isbitaalka Erdogan oo munaasabad soo dhaweyn ah loogu qabtay Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Agaasimaha Cusub ee Isbitaalka Erdogan oo munaasabad soo dhaweyn ah loogu qabtay Muqdisho
GudahaWararka

Agaasimaha Cusub ee Isbitaalka Erdogan oo munaasabad soo dhaweyn ah loogu qabtay Muqdisho

By Khadar Mahdi
Last updated: December 26, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):- Munaasabad lagu soo dhaweynayay Agaasimaha Cusub ee Isbitaalka Tababarka iyo Horumarinta Erdogan Mudane Maxamed Xuseen Ashraf ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim, Xubno ka socday Baarlamaanka Federaalka, mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka XFS iyo marti sharaf kale.

Dr. Maxamed Xuseen Ashraf oo soo dhoweeyay garab-istaaga loo muujiyay ayaa mar uu ka hadlayay munaasabada waxa uu yiri:

“Waxaan ilaalin doonaa nidaamka iyo kala dambeynta, isla markaana ka shaqeyn doonaa, shuruucda Isbitaalka iyo sidii loo hormarin lahaa, lana baahin lahaa adeegyada uu bixiyo.”

Mas’uuliyiintii ka soo qeybgashay munaasabadda ayaa dhankooda soo dhaweeyay Dr. Maxamed Ashraf, iyagoo sidoo kale tilmaamay doorka Isbitaalka Erdogan uu ku leeyahay helida daryeel caafimaad oo tayo leh.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray shirka 2-aad ee hay’adda aqoonsiga Qaranka ee NIRA

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray Shirweynaha…

November 25, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka gaashaandhigga oo Istanbul uga qaybgalaya bandhigga qalabka Militariga

Istanbul (SONNA): Wasiirka gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa uga qeybgalaya Bandhigga Caalamiga ah ee Warshadaha Difaaca (IDEF 2025),…

GudahaWararka
July 23, 2025

Wasiiru dowlaha Caafimaadka oo kulan la qaadatay xubno ka socda WHO

Muqdisho-(SONNA)-Wasiiur Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS Drs; Maryama Maxamed Xuseen ayaa xafiiskeeda ku qaabbishay wafdi ka socday Ururka Caafimaadka Adduunka ee…

GudahaWararka
September 10, 2024

Sulddaan Qaabuuska Dalka Cumaan oo Geeriyooday iyo Sulddaan Haytham oo la Wareegay Xukunka Dalkaas.  

Muqdisho(SONNA) Sulddaan Qaabuus Bin Saciid ayaa galabnimadii jimcaha ku geeriyooday dalka Cummaan, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay uu ku jiray isbitaal…

Wararka
January 11, 2020

Kulanka la tashiga dadweynaha ee Dastuurka oo lagu qabtay deegaanka Arcadeeye ee Khaatumo 

𝐀𝐫𝐢𝐜𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐞(SONNA):-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS, Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Maamulka Khaatumo, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka…

GudahaWararka
November 12, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023