Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Agaasimah Tacliinta sare Ismaaciil,”Waxaan qasab ka dhigeyna in la barto kuliyada waxbarashada”.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Agaasimah Tacliinta sare Ismaaciil,”Waxaan qasab ka dhigeyna in la barto kuliyada waxbarashada”.
GudahaWararka

Agaasimah Tacliinta sare Ismaaciil,”Waxaan qasab ka dhigeyna in la barto kuliyada waxbarashada”.

By shiine Shiine
Last updated: August 3, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):-Agaasimaha Tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada Ismaaciil Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in Hey’adda Iftin ay shaqo wanaagsan ka qabatay arrimaha Waxbarashada dalka,“Markii ay wasaaradda waxbarashada ay go’aanka soo gaartay oo ay sheegtay in ay qaadaneyso macallimiin,ayaa waxaa wax la iska waydiiyay oo laga shiray macallimiinta la qaadanayo shahaado nuuce ah ayaa laga rabaa,waxaase ogaanay in aysan jiri cid wax ka barta Kuliyada Waxbarashada oo aysan dadku jaclayn,

wasiir  Faarax Sheekh Cabduqaaldir ayaa waxaa u go’aansaday in qofkii watah Shahaado Jaamacada oo macallin noqon kara la galiyo Imtaxaanka waana lagu dhawaaqay inay ka soo qayb galaan,waxaana soo codsatay 13-kun oo qof oo isugu jira kuliyadaha kala duwaan ee waxbarashada lagu barto oo ay u ku jireen dhakhaatir,taasna waxaa u sabab ah shaqo la’aanta jirta,waxaan helnay 5-kun oo shahaaddo oo aan sax ahayn oo ka mid ahaa shahaadooyinkii ay soo dirsadeen dadkii macallinimada soo codsaday,

taasna waxaa sababay ardayga oo kuliyada ku jira ayaa iska soo sameystay cadeyn Feeg ah oo u shahaado u ekeysiinyo, isagoo ka cabsanaya in u hadhow u waayo shaqo marka u dhameysto waxbarashada,marka waxaan u ogolaanay 8-kun oo ka mid ah dadkii soo codsaday in ay galaan Imtaxaanka,iyadoo ay sidaa jirto waxaa ku soo baxay Imtaxaanka 3-kun oo macalilimiin ah waxayna u badanaayeen dhakhaatir,hada ayaa tababar socda waxaana loo tababaray macallinimo oo waxay u badan yihiin dad aan qabin tababar ama aan soo marin macallinimo,iyadoo dib loo dhigsy sanad dugsiyeedka sanadkaan oo la furidoono bisha Sabteenbar si ay marka u tababarka u dhamaado ay u galaan fasalada,waxaan xoojin doona in dadku ay bartaan kuliyada waxbarashada”.waxaa sidaas yiri agaasimaha Tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.

Horaantii Sanadkan ayey ahayd markii ay XFS ay qaadtay macallimiin gaareysa 3000 oo si toos ah u hoostagaya Wasaaradda iyadoo u  madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud u  sheegay in la gaarsiinayo ilaa 10-kun oo macallin qaadashada barayaasha dugsiyada.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Washington

Washington (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka SoSoomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya fadhiga golaha…

GudahaWararka
June 20, 2023

Soomaaliya oo ka qayb gashay shir heerkiisu sarreeyo oo looga hadlayay howlgalka ATMIS

Addis Ababa-(SONNA)-Wasiiru Dawlaha ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS mudane Cali Cumar Cali (Balcad) iyo wafdi uu hoggaaminayo…

GudahaWararka
February 14, 2024

SoDMA oo u diyaar garoobaysa ka jawaabista abaar laga cabsi qabo

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta guddoomiyey shirar gaar gaar ah oo looga hadlaayey…

GudahaWararka
November 27, 2024

Israel oo duqeysay Lubnaan iyo Xisbullah oo gantaallo ku weerartay xarummo ciidan

Ugu yaraan 492 qof oo ay ku jiraan 35 carruur ah ayaa lagu dilay weerarro aan kala joogsi lahayn oo…

Caalamka
September 24, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023