Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Admiral Faarax Qare” Soomaaliya waa Dowlad Badeed, saddex jiho bad ayaa naga xigta, ee aan u diyaargarowno dagaalka Itoobiya”,
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Admiral Faarax Qare” Soomaaliya waa Dowlad Badeed, saddex jiho bad ayaa naga xigta, ee aan u diyaargarowno dagaalka Itoobiya”,
GudahaWararka

Admiral Faarax Qare” Soomaaliya waa Dowlad Badeed, saddex jiho bad ayaa naga xigta, ee aan u diyaargarowno dagaalka Itoobiya”,

By Dahir Aadan Cali
Last updated: January 21, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Admiral Faarax Qare ayaa si qoto dheer kaga hadlay damaca gurracan ee Dowladda Itoobiya ay ku dooneyso qeybo ka mid ah baddeena, wuxuuna sheegay in Soomaaliya ay tahay Dowlad Badeed, cadowgeedana uu noqon doono mid dhinaca Badda kaga yimaada, isagoo dhanka kale, shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u diyaargarowbaan difaaca dalka.

” Itoobiya si cad ayay u sheegtay Dhulaa rabaa ayay tiri oo dego, horta awal inaan meel dhigano xaqaaq’ida ka jira dalkeenna, awal Soomaaliya waa Dowlad badeed horta, saddex jiho bad ayaa naga xigta, cadow kasta oo noo yimaado inuu bad ka imaan doono ama nin bad rabo inuu cadow noo noqon doono,”.

Sidoo kale, Admiral Faarax Qare ayaa hadalkiisa intaas ku daray in Lughaye oo ah halka cadowga Itoobiya uu damaca uu kaga jiro ay ku taalo dhex bartanka Bar-bara iyo Loowya-cadde, islamarkaana muddo dheer soo taxnaa daan-daansiga cadowga Itoobiya loona baahan yahay in loo midoobo sidii la isaga dhicin lahaa.

”  Juqraafi ahaan marka aad fiiriso meesha uu cadowga bartilmaameedsaday ee Lughayo, Lughayo waxay dhex bartan u tahay Bar-bara iyo Xudduuda Loowya-cadde, tallaabtan, tallaabta xigta waa in dhulka lagaa qaato, Soomaali nimco ayaa taalo ee ballaayo ayaa la shidayaa,” ayuu yiri Faarax Qare.

Is-afgaradka dhexmaray Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Aby Ahmed iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ah mid laga xumaado mana ahan oo kaliya mid qatar ku ah madax-bannaanida dhuleed ee Soomaaliya, sidoo kale, waxa uu halis ku yahay xasilloonida gobolka waxuuna fursad cusub siinayaa argagixisada ka jirta gobolka, sida uu shirka IGAD ka sheegay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Dalalka caalamka ayaa ka dhiidhiyay damaca gurracan ee Itoobiya, iyagoo ku baaqay  in la xushmeeyo lana dhowro madaxbannaanida iyo midnimada Soomaaliya.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo darajada Sarreeye Gaas u dallacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay Munaasabad ku qabsoontay Xarunta Taliska Ciidanka Booliiska…

GudahaWararka
September 25, 2024

Madaxweyne Xasan oo bogaadiyay wax qabadka xukuumadda Dan-Qaran

Muqdisho-(SONNA)- Madaxweyanaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ayaa bogaadiyay guulaha lagu xaqiijiyay xoreynta…

GudahaWararka
March 22, 2023

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka u qaabilsan Soomaaliya “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka UNHCR u…

GudahaWararka
August 19, 2021

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo u ambabaxay dalka Turkiga

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u ambabaxay…

GudahaWararka
April 25, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023