Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ka qaybgalay Madasha Isgaarsiinta Adduunka
    May 15, 2026
    Wasiirka Caafimaadka oo kormeeray Isbitaalka guud ee magaalada Jowhar
    May 14, 2026
    Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay Madasha KAZAN
    May 14, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Dhuusamareeb
    May 14, 2026
    Guddiga doorashooyinka Qaranka oo ku dhawaqay natiijada doorashadii ka dhacday Koofur Galbeed
    May 14, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ka qaybgalay Madasha Isgaarsiinta Adduunka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ka qaybgalay Madasha Isgaarsiinta Adduunka
GudahaWararka

Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ka qaybgalay Madasha Isgaarsiinta Adduunka

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 15, 2026
1 Min Read
Share

Ankara-(SONNA)-Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane, Mustafa Yaasin Sheekh, ayaa ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-26).

Kulanka oo uu soo qabanqaabiyay Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah ayaa sanadkan ka dhacaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Shirweynaha sanadkan ayuu halku-dhiggiisu yahay “Hagidda Xudduudaha Dhijitaalka ah”, iyadoo diiradda la saarayo waddooyinka nidaaminta ee lagu gaari karo mustaqbal dhijitaal oo adkaysi leh oo loo dhan yahay.

Maareeyaha ayaa ayaa intii lagu guda jiray madasha ka qeyb galay dood-cilmiyeed heer sare ah oo ay isugu yimaadeen Madaxda Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (Heads of Regulators’ Executive Roundtable), kaas oo ay madaxda hay’adahu kaga wada hadlayeen mudnaanta iyo caqabadaha waaweyn ee horyaalla qeybta dhijitaalka ah ee caalamka.

Kulanka ayaa loogu dooday horumarinta shuruucda isgaarsiinta ee ku dhisan habab tijaabo ah, waxaana ka qeyb galay madax ka socotay dalalka Koonfur Afrika, Poland, Sacuudi Carabiya iyo wakiil ka socday Golaha Dhaqaalaha Adduunka.

Maareeyaha ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay shuruudaha lagama maarmaanka u ah hirgelinta nidaamyada tijaabada xeer-nidaaminta, iskaashiga heer gobol ee adeegyada ka gudba xudduudaha sida internet-ka, dayax-gacmeedka, adeegyada maaliyadeed ee dhijitaalka ah iyo muhiimadda ay leedahay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ka qaybgalay Madasha Isgaarsiinta Adduunka

Ankara-(SONNA)-Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane, Mustafa Yaasin Sheekh, ayaa ka qeybgalay Madasha Caalamiga…

May 15, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ku-simaha wasiir ku-xiggeenka caafimaadka oo tababar ku saabsan hab tabinta COVID-19 u soo xiray Suxufiyiin

Muqdisho (SONNA)- Tababarkaan oo socday muddo saddax maalin ah ayaa waxaaa bixinayay Guddiga qatarta Qaran ee xariirka iyo howlgalinta bulshada…

Wararka
September 23, 2020

Wasaaradda waxbarashada oo ka tacsiyeysay geerida arday kaalin sare ka galay imtixaanka dugsiyada sare

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehelka,…

Wararka
September 11, 2020

Maamulka Gobolka Banaadir oo kala wareegay gudiga wacyi galinta qaran qalab looga gaashaanto coved-19

Muqdisho:(SONNA)-Maamulka Gobolka Banaadir  ayaa Maanta kala wareegay gudiga wacyi galinta heer qaran qalab looga gaashaanto coved-19 oo ay ku Deeqeen…

Wararka
May 4, 2020

Ciidanka Xoogga oo hawlgal qorshaysan ku dilay 26 dhagar qabe

Mudug(SONNA):-Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa Duqeyn ku dilay 26 dhagar qabe oo Khawaarijta ka tirsan kuwaas…

GudahaWararka
January 7, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023