MUQDISHO(BAKOOL):-Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha deegaanka iyo tan wakiillada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA HORDHACA U AH DIYAAR GAROWGA DOORASHADA QOF IYO COD EE DEGMADA WAAJID EE GOBOLKA BALOOL;-

