Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda XFS oo ka Qayb-galay Dib-u-furida Xarunta Ururka CEN-SAD ee Tripoli
    April 11, 2026
    Diiwaangelinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo ka socota Baydhabo
    April 11, 2026
    Kulan lagu xoojinayay sugidda amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    April 11, 2026
    Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacawday Guddiga Farsamada ee Wada-hadalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed
    April 11, 2026
    Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland
    April 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda XFS oo ka Qayb-galay Dib-u-furida Xarunta Ururka CEN-SAD ee Tripoli
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda XFS oo ka Qayb-galay Dib-u-furida Xarunta Ururka CEN-SAD ee Tripoli
GudahaWararka

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda XFS oo ka Qayb-galay Dib-u-furida Xarunta Ururka CEN-SAD ee Tripoli

By Dahir Aadan Cali
Last updated: April 11, 2026
1 Min Read
Share

Tripoli,(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli kaga qayb galay munaasabadda dib u hawlgelinta xarunta ururka Dalalka Xeebaha iyo Saxaraha (CEN-SAD), taas oo uu xariga ka jaray Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya, Mudane Abdul Hamid Dbeibah.

Ururka CEN-SAD oo la aasaasay sannadkii 1998-dii, xaruntiisuna tahay caasimadda Tripoli, ayaa ujeeddadiisu tahay xoojinta iskaashiga dhaqaale, is dhexgalka bulsho iyo nabadgelyada 28-ka dal ee xubnaha ka ah.

Dib u furista xaruntan ayaa timid ka dib markii uu muddo hakad ku jiray hawlihii uu ururku ka hayay dalka Liibiya.

Ka qaybgalka Soomaaliya ee munaasabadan ayaa muujinaysa sida ay dowladda Federaalka uga go’an tahay inay door firfircoon ka qaadato iskaashiga gobolka iyo xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay dalalka Afrika.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda XFS oo ka Qayb-galay Dib-u-furida Xarunta Ururka CEN-SAD ee Tripoli

Tripoli,(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi…

April 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan sagootin ah la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Kulan sagootin ah maanta Muqdisho kula qaadatay Ergeyga Gaarka ah…

CaalamkaGudahaWararka
April 25, 2024

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐮𝐠𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐊𝐚𝐦𝐩𝐚𝐥𝐚 𝐞𝐞 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐔𝐠𝐚𝐧𝐝𝐚

Kampala(SONNA) - Wasiirka Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta magaalada Kampala uga qayb galay shir…

Wararka
January 9, 2025

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dalkooda maalgashadaan

Muqdisho(SONNA):-2023; Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirka Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo looga hadlayo…

GudahaWararka
February 21, 2023

Suuriya :Mareykanka oo dilay hogaamiye sare  oo ka tirsan Al-Qaacida

Militariga Mareykanka ayaa dilay Cabdul Xamiid Al-Matar  oo ahaa hogaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Qaacida, kadib duqeyn diyaaradeed oo ka…

Caalamka
January 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023